
Shurbat Cadas
Lentil Soup
Haddii aad gasho maqaayad Soomaaliyeed, waxaa laga yaabaa in lagugu soo dhoweeyo koob yar oo fuud ari ah, oo leh filfil madow, kabsaro iyo liin. Guryaha, barooddadu waxay la xiriirtaa Ramadaanka: shurbadda hilibka iyo boorishka iyo mishaari masaggo waa cuntooyinka afurka. Waxaa kaloo halkan ku jira shurbat cadas, barooddo digaag iyo barooddo qudaar fudud.
6 soo’yo · Raadi oo sifee dhammaan soo’yada

Lentil Soup

Chicken Recipe: Soup

Vegetable Soup

Oat & Meat Soup

Sorghum Porridge

Lamb Soup for the Soul