Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Shurbad
Barooddo

Shurbad

English
Oat & Meat Soup
Français
Soupe à l’Avoine et à la Viande
العربية
شوربة الشوفان باللحم

Waxaa qoray · ·

17 mukawin 17 tallaabo Diyaarin 15 daqiiqoKarin 2 saac 30 daqiiqoWadar 2 saac 35 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Burka lagu culuseynaayo shurbadda

Carcarafta shurbadda

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Digsi dab sare saaran, hilibka ku-rid.

  2. Biyaha ku-shub.

  3. Markuu karo, xumbada ka-qaad.

  4. Bariiska ku-shub.

  5. Sareenka ku-shub.

  6. Maraq qudaarta ku-dar.

  7. Yaanyada ku-dar.

  8. Tuunta (toonta) ku-dar.

  9. Dabool oo hal saac iyo bar ku-kari dab dhexdhexaad ah.

  10. Boorishka ku-dar.

  11. Dab dhexdhexaad ku-kari muddo ½ saac.

  12. Lafaha ka-saar.

  13. Burka iyo biyaha isku qas.

  14. Shurbadda ku-dar. Dab yar 15 daqiiqo ku-kari.

  15. Basasha iyo tuunta saliidda ku-shiil. Markay basasha jilicdo, ku-dar xawaashka, filfisha madow iyo huruudda. Daqiiqad kale shiil.

  16. Carcarafta shurbadda ku-dar, si fiicanna u-walaaq.

  17. Qalka ku-dar, walaaq, oo dabka ka-deji.

Sawirro

Faallooyin

41 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Maryam

    This is my favorite dish to make during ramadan and everyone loves my shurbad because of the lovely recipe u have provided so thank you for that. But why is the video that comes with it not workin, i been searching and searching for your youtube tutorial

  2. MAYa

    Salam

    Can I buy the vegeta seasoning and xawaash Spice mix from the resturant ?!

  3. Zahra Ali

    ASC, Thank you guys for all the hard work and the help we get. May Allah protect you and your company grow inshallah. You guys made everything easy for us as young girls who newly married and trying to cook nice food for thier husbands on Ramadan.

    Again, you guys are the best and easiest website to use.

    Thank you

  4. Hawa Ahmed

    ASC walaalaheyge qaaliga ah, waxaan rabaa in aan idiin sheeqo in aan isticmaalay pictures from your page for my school project. aad iyo aad baad u mahadsantihiin.

    Ilaaheyna haidin barakeeyo.

    Masha Allah

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Waa ku mahadsan tahay inaad noo sheegtay, waxaanna rajaynaynaa project-ka inaad ku guulaysatay.

  5. Nabz

    Asalamu aleikum A& L, today I made shurba, mashaAllah it was super yummy!! we loved it. Even when we opened our fast, didn’t have to adjust the taste for salt or vinegar, it was just perfect! Thank u very much for sharing. May Allah grant u all u wish for in this dunya n akhera.

    Jazakallahu kheyran.

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Masha’Allah. Thank you so much for letting us know. We are very happy you loved it.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Shurbat Cadas

Lentil Soup

Fiigan (xoolo la’aan)Barooddo
ENSOFRع

Biryaani

Fail-proof Biryani

Cuntada rasmiga
ENSOFRع