
Biryaani
- English
- Fail-proof Biryani
- Français
- Biryani Inratable
- العربية
- برياني بنتيجة مؤكدة
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Geedaha digaagga
Mukawinaadka Kale
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Bariis basmati Digaag Kabsaro caleen la jarjaray Nicnaac la jarjaray Geedaha Basbaas Sanjabiil cusboon Diyaarinta biryaaniga Geedaha si fiican u shiid.
Isku shiid sanjabiisha, tuunta (toon), kabsaro caleenta, nicnaaca iyo basbaaska.
Digaaga waxaa ku qastaa geedaha, kabsarada iyo sanjabiisha la isku shiiday, huruudda, maraq digaaga iyo saliidda. Dabool ee qaboojiyaha geli. Dhig ugu yaraan muddo laba saacadood ama ilaa hal habeen.
Bariiska muddo hal saac qas.
Basasha jarjar. Saliid dab dhexdhexaad saaran hadba qaar ku shiil ilaa ay ka gaduudato.
Digaaga geedaha ka jaf. Foornada dabka kore (broil) ku dub 400°F/204°C muddo 15 daqiiqo.
Digsi yar oo dab dhexdhexaad saaran, 2 qaaddo weyn saliid ku shub iyo geedaha baaquliga ku haray. Shiil muddo 1 daqiiqo adigoo walaaqaysa. Yaanyada iyo bataatada ku dar ee walaaq. Ku dar caana fadhiga, maraq digaagga, iyo liin dhanaanta, si fiicanna u walaaq. Dabool oo dab yar ku kari muddo 30 daqiiqo ama ilaa ay bataatada ka jilicdo.
Sacfaraanka ku qas 1/3 koob biyo kulul.
12 koob (3 litir) biyo dab sare saar. Ku dar 2 caleenqaar, 3 qaaddo weyn cusbo, 1 qaaddo yar kaamuun iyo 2 qaaddo weyn saliid. Bariiska qasan biyaha ka miir. Kari muddo 6 daqiiqo. Qaaddo shabaq isticmaal bariiska kulul oo qoyan inaad saxanka digaaga kula shubtid.
Isku keenidda biryaaniga Digaaga hal sacab oo basal ah ku firdhi. Bariiska nuskiisa ku kor shub.
Maraqa yaanyada iyo bataatada ku kor dar. Ku firdhi sacab kale oo basal ah, 2 qaaddo weyn kabasaro caleen jarjaran, iyo 2 qaaddo weyn nicnaac jarjaran. Bariiska harey ku dabool.
Sacfaraanka ku shub, 1/2 qaaddo yar maa’alward, iyo 3 qaaddo weyn buuro la shiilay ama subag. Xaanshida alamuunyamka ku dabool. Ku dub foorno 400°F/204°C muddo 30 daqiiqo. Xaanshida alamuunyamka si fiican ugu duub hubina inuu uumiga ka bixin.





Faallooyin
55 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Asalamu alykum sister&brother
If I leave out the cilantro,mint and rosewater does it alter the taste significantly?
yours truly
fatima
I am so happy to have to have come across your YT channel and blog. The world must indeed seem a much beautiful place through your eyes! much love xoxo from, Sri Lanka
Salam Sister,
I just discovered your website and want to Thank You very much for sharing all your delicious dishes!
I want to make this dish as soon as possible, but I don’t see where and when do you add the lemon juice?
🙂
Thank you very much for your comment. We added the lemon juice when we were cooking the sauce.
When will the stock powder be available to buy? Also any chance it will be available in the UK? Is it MSG free?
Delicious! So very excited to have found your videos and your website. Thank you so much for the attention to detail. Watching your videos is a joy and cooking this wonderful Biryani was a truly memorable experience. We cannot wait to make again for friends and family!
Thank you very much, Laura, for your nice comment. We are happy to know that you liked the Biryani, and we hope you will try other recipes.