Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Shawarma Digaag
Cuntada rasmiga

Shawarma Digaag

English
Chicken Shawarma
Français
Chawarma au Poulet
العربية
شاورما الدجاج

Waxaa qoray · ·

15 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 15 daqiiqoWadar 1 saac 40 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Shawarma Digaag

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta shawaarmaha
  2. Maqaarka sar, laakiin hilibka ha sarin.

  3. Isku dar caano fadhiga, kabsarada shiidan, kaamuunta shiidan, haylka shiidan, buhaarka “allspice” shiidan, qorfaha shiidan, budada tuunta, budada sanjabiisha, huruudda shiidan, babriikada, filfisha madoow oo shiidan, cusbada, saliid caddeeyda iyo liin dhanaanta. Si fiican isku qas.

  4. Digaaga ku rid labada dhinacna mari. Qaboojiyaha geli ilaa hal saac.

  5. Geedaha saa’idka ka qaad. Maqaarka hoos mari kuna dub meesha ugu sareysa foorno lasii kululeeyey 450°F/232°C muddo 8 daqiiqo. Dhinaca kale u geddi, kaddibna dub muddo 6 daqiiqo kale.

  6. Dhig ha qaboobo muddo 5 daqiiqo. Gaballo yaryar u jar.

  7. Shawaarmaha waxaa ka sameysaa: ceesh, insalaaddo la jarjary, mukhalal, yaanyo la jarjaray, digaagga la dubay, bataato la shiilay, sooska tuunta iyo basbaas.

Sawirro

Faallooyin

35 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Shyma Irshad

    Assalamu alaikum

    How many people will this recipe serve??

  2. samara

    type of cardamom? black or green?

  3. smara

    hi what type of ground cardamom is it? black/green thank you! can you reply back on email address plz

  4. Moyed

    Assalamualaikum,

    Please tell me the constituents of all spice powder.thanks

Biryaani

Fail-proof Biryani

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Digaag Qumbe

Yogurt Coconut Chicken

Cuntada rasmiga
ENSOFRع