
Digaag La Solay
- English
- Shish Taouk
- Français
- Shish Taouk
- العربية
- شيش طاووق
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Digaag La Solay
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta diagagga la solay Shafafka digaagga u jar gaballo 1 1/2″ (4 cm).
Waxyaabaha dhan isku dar aan ka ahayn gabalada digaagga. Si fiican u qas.
Gabalada digaagga ku rid, si fiicnna u walaaq.
Dabool oo qaboojiyaha geli muddo laba saacadood ama ilaa hal habeen.
Gabalada digaagga ku mud qoriga.
Girilka ayaa ku dubi kartaa, ama bir culus (cast-iron). Birta saliid mari kaddibna saar dab dhexdhexaad-sare. Markay birta kululaato, qoryaha digaaga ku saf. Labada dhinac mid walba dub muddo 4 daqiiqo.





Faallooyin
28 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Alsalamu alaikum. Hope you are both doing great and thank you so much for your wonderful and very precise and mouth-watering recipes. I only wish you would post new recipes every few days. I understand you must be very busy with other things and I also know that quality, not quantity, is of the essence. This must be why you don’t post recipes as frequently as your avid fans would like you to.
Also thank you very much for the very helpful tip about cooking chicken on high flame. Could you please explain more about the time required to perfectly cook shish tawook without overdoing this or running the risk of undercooked chicken?
Many many thanks. May Allah subhanahu give you strength and loads of happiness and blessings.
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Thank you very much for your kind comment. Nowadays the frequency of our postings is 4 posts per month. We hope to increase that to 5 each month.
The cooking time will depend on the size of the chicken cubes. If you cut them into 1 1/2″ cubes as we did for this recipe, cook on medium-high heat for 4 minutes on each side. We wish you all the best.
teslam ayaadi masha alah
Mahadsanid walaal.
I made it on the griddle it turned great ! As you know sometime you have to change so this was a good opportunity mostly for the kids .
Thank you !
We are happy the kids have enjoyed it. Thank you for the comment.
U jawaabaya A&L
Dabool oo qaboojiyaha geli muddo laba saacadood ama ilaa hal habeen.
Waxaan Rabaa Micnaha Hal Habeen, Mawaxaa laga wadaa Hal Habeen meel iska dhig Hadaadan Qaboojiye Haysan?
Mahadsanid
U jawaabaya Maandeeq
Waxaa laga wadaa laba saacadood kaddib ayaa dubi kartaa ama maalinta labaad. Digaaga markaad qasto qaboojiyaha waa inaad ku keydisaa, banaanka lama dhigi garo wuu halaabayaa.
maashaa allah waad mahadsantihiin markasta aan soo booqdo webkiina aad baan uga helaa jazaakumullaahu kheyran .
Mahadsanid walaasheenna qaaliga ah. Waan ku faraxnay inaad nala socodsiisay.
Alslam Alikum Sis,
My fiance likes your cooking a lot!! you are so good Mashallah and your dishes are very similar to the Saudi ones where I came from ;)..
I will be around and learn from you 🙂
Thanks a lot
Thank you very much for your comment. We are happy you like our recipes. Cook and enjoy.