
Cuntada rasmiga
Taraaqad La Shiilay
- English
- Pan-Fried Kingfish Steaks
- Français
- Steaks de Thazard Poêlés
- العربية
- سمك الكنعد (ديرك) مقلي
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta kalluunka la shiilay Isku dar tuunta, sanjabiisha, huruudda, filfisha madoow, cusbada iyo liin dhanaanta, si fiicanna u qas.
Kalluunka labada dhinac ka mari.
Bir dab dhexdhexaad saaran, saliidda oliifada ku shub. Markay saliidda kululaato, kalluunka ku rid oo shiil muddo 5 daqiiqadood. Dhinaca kale u geddi oo saddex daqiiqo kale shiil.





Faallooyin
2 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
I used to eat Kingfish in Somalia but have not been able to find it in the US- I have been told that it is tuna but the tuna we buy here and in Hawaii tastes different
as maasha allaah macaan uu u egyhy waa mahadsan tihiin maalmahan wax cusub ma soo gelisaan maxaa dhacy waan idin xiisy
waxaan idinka codsanayaa malaayga la dhaha jeedal english maxaa lagu dhahaa
yuunbi waan arky waa king fish waad mahadsan tihiin