Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Digaag Qumbe
Cuntada rasmiga

Digaag Qumbe

English
Yogurt Coconut Chicken
Français
Poulet Coco au Yaourt
العربية
دجاج بالزبادي والنارجيل

Waxaa qoray · ·

22 mukawin 18 tallaabo Diyaarin 25 daqiiqoKarin 1 saac 25 daqiiqoWadar 1 saac 35 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Basasha iyo tuunta isku-shiid. Saliidda ku-dallac muddo 5 daqiiqo.

  2. Sanjabiisha xoq oo ku-dar.

  3. Kaamuunta ku-dar.

  4. Kaariga ku-dar.

  5. Huruudda ku-dar.

  6. Haylka ku-dar.

  7. Ku-dar maraq qudaarta Vegeta ama mukacbaadka Maggi/Knorr.

  8. Yaanyada iyo basbaaska isku-shiid, kaddibna ku-dar.

  9. Caano fadhiga ku-dar, kaddibna dabool oo dab dhexdhexaad ah ku-kari muddo 10 daqiiqo.

  10. Bataatada (baradhada) iyo karootada ku-dar.

  11. Dabool oo dab dhexdhexaad ah ku-kari muddo 30 daqiiqo.

  12. Barbarooniga ku-dar.

  13. Digaagga ku-dar.

  14. Caanaha qumbaha ku-dar.

  15. Sokorta madoow ku-dar.

  16. Buurada ama subagga ku-dar (haddaad isticmaaleysid).

  17. Dabool oo dab dhexdhexaad ah ku-kari muddo 30 daqiiqo.

  18. Kabsaro caleenta ku-dar. Bariid cad ku-cun.

Sawirro

Faallooyin

53 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Farhiya

    Hi,

    Just want to say thank you so much for providing these recipes to cook for my husband. He only eats Somali food and I never learned much from my mother bcs I always hated to cook. I’m learning now and actually enjoying, plus I love seeing my husband so happy and full. Inshallah you are well and can continue making videos with your husband.

    Thank you!! Farhiya

  2. Silke

    My favourite! Greetings from Germany!

    1. A&LXawaash

      Wonderful! Thanks a lot.

  3. mar

    Hi I wanted to make this dish but noticed I only have chicken drums! Can I substitute and just use chicken drums with the bones instead of boneless thighs? Thanks u!

    Ps I am a huge fan of your website I really appreciate your work and thanks to you I have made many of your yummy dishes that has impressed my family and friends! May Allah reward you 🙂

    1. A&LXawaash

      You definitely can.

      Thank you for being a great fan. 🙂 We are happy for you. Thank you for letting us know.

  4. MC

    As always, thank you so much for the yummy looking recipe :). I’m planning to try this tomorrow, one question though, how do you get the onions and garlic pureed like that? Is it your type of blender or do you add water while blending?

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your comment. We used a food processor and blended for a while.

  5. Linda

    This was really good though I noticed the recipe didn’t have salt. Is that deliberate?

    1. A&LXawaash

      The recipe does include salt. It says 1 Tbsp Vegeta seasoning or 2 bouillon cubes (Maggi, Knorr etc.) or 2 tsp (12 g) salt. Thank you.

Biryaani

Fail-proof Biryani

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Maraq Ari

Lamb Stew

Cuntada rasmiga
ENSOFRع