
Burriito Hilib
- English
- Spicy Beef Burritos
- Français
- Burritos au Boeuf Epicé
- العربية
- بوريتو اللحم
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Burriito Hilib
soos
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta buriitaha Hilibka xoogaa baraf ka dhig kaddibna qafiif u jar.
Isku dar hilibka, barbarooniga, babriikada, keeriga, kaamuunta shiidan, kabsarada shiidan, huruudda shiidan, sanjabiisha la xoqay, tuunta la xoqay, yaanyo shiishiidka, filfisha madoow oo shiidan, iyo cusbada. Si fiican isku qas.
Birta kululeey muddo 3 daqiiqo adigoo isticmaalaysa dab dheer kaddibna 1 qaaddo saliid ku shub. Hilibka hadba in yar dallac muddo 2 daqiiqo. Ku dar kabsaro caleen kaddibna walaaq.
Isku qas caana fadhiga, cusbada iyo saliidda oliifada.
Tortiyaha gabal insalaaddo saar, caana fadhigana mari. Hilibka aad dallacday insalaaddada kor saar. Ku kor dar basbaas halabeenyo, basasha cagaaran, kabsaro caleen iyo in kale caana fadhiga. Duubista waxaa ka arki kartaa fiidiyaha iyo sawirka.
Labada dhinac saliid mari kaddibna dhinac walba hal daqiiqo dub adigoo isticmaalaysa dab dhexdhexaad ah.





Faallooyin
13 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Salaam Walaalo.
Mash Allah what an amazing website. I learned so much from it. Can I ask if I can do the same receipts with chicken insted of beef?
You absolutely can. Thank you for your kind comment.
maashaa allaah
made this recipe yesterday and we love it so much. I even made the homemade tortillas. Great recipe!
That is wonderful! Thank you for the great feedback.
Masha Allah, I’m so Happy to see a website for somali food.Very professional!
Thank you very much. We are happy you like the website and hope it will be useful to you.
SERIOUSLY LOVE THIS WEBSITE! WAX LA MID AH LAMA HELO! WAAD KU MAHADSANTIHIIN!!! I HOPE YOU GUYS WILL BE AROUND FOR A VERY LONG TIME!
We are happy to know that. Thank you very much for your wonderful comment.