
Casiir Liin Dhanaan
Mint Lemonade
Casiirku marna kama maqna miiska afurka Ramadaanka, waxaana la socda qamaraddiin, cabitaanka mishmishka ee Bariga Dhexe aad looga jecel yahay. Halkan waxaad ka helaysaa casiir oranjo iyo mandariino, babbaay, casiir liin dhanaan iyo naanac, iyo casiir afokaado, iyo weliba cabitaan ku dayanaya caanaha geela, kuwaas oo xoolo-dhaqatada Soomaaliyeed aad u qiimeeyaan.
6 soo’yo · Raadi oo sifee dhammaan soo’yada

Mint Lemonade

Qamar al-Din

Orange & Mandarin Juice

Avocado Smoothie

Papaya

Somali Champagne -Simulated Camel Milk