
Casiir Liin Dhanaan
- English
- Mint Lemonade
- Français
- Limonade à la Menthe
- العربية
- عصير الليمون بالنعناع
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta casiirka liin dhanaanta Liinta dhaq, si fiicanna u rug. Mid walba waxaad u jartaa 12 gabal.
Nicnaaca si fiican u dhaq, kaddibna caleemaha ka jaro.
Khallaatka ku rid liin dhanaanta, caleemaha nicnaaca, sokorta, barafka iyo biyaha.
Battanka “pulse” 5 goor (jeer) guji (riix).
Casiirka miir.
Baraf ku dar markaad qaddimaysid. Casiirka liin dhanaanta wuxuu ku fiican in dhaqso (durbaba) la qaddimo haddii kale dhadhanka wuu isbeddeli doona, xitaa haddii aad gelisid qaboojiyaha.





Faallooyin
8 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
I love this. I have made it several times in the last two months or so, and have always been pleased. I usually bought Still Lemonade, as it is labelled here in the U.K, in supermarkets. Then I tried to make my own but it wasn’t as nice as this, masha’Allah. So I was pleased to find this recipe; and have also tried it using limes, which was nice, too. My husband likes it, as well. Thank you very much.
Thank you for letting us know. We are happy that you and your husband like it.
I made this same drink for my mother in-law and she loved it. But i want to know what if you have four lemons how much sugar should i add to the mix
You will need 1 cup sugar.
I made it yesterday. The whole family loved it and believe me they finished it the same day. It was so refreshing and the taste of the mint was yummy.Thanks again.
We are happy to know that. Thank you for the feedback.
That looks lovely and refreshing. Would have to try it soon!
We hope you will like it. Thank you.