Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Casiir Afokaado
Cabitaan

Casiir Afokaado

English
Avocado Smoothie
Français
Smoothie à l’avocat
العربية
عـصـيـر الأفـوكـادو

Waxaa qoray · ·

10 mukawin 12 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoWadar 10 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Soo’da #1

Soo’da #2

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Afokaado
  2. Sid loo jaro afokaadaha
  3. Middi ku jar ilaa lafta.

  4. Gabalka kore wareeji si aad lafta uga fujisid.

  5. Afokaadaha waxaad saartaa qoriga wax lag jaro. Middi af leh lafta ku dhufo oo xoogaa ha dhex gasho.

  6. Diyaarinta casiirka afokaadaha
  7. Maqaadiirta ku wada rid khallaad.

  8. Si fiican u shiid.

  9. Casiirka waxaa qaddintaa isagoo qaboow.

  10. Diyaarinta cananaaska
  11. Waa inaad isticmaashaa cananaas aad u bisil. Hadduu cananaaska si fiican u bilayn, casiir qaraar ayuu noqonaayaa. Cananaaska laba dhinac ka jar kaddibna maqaarka ka jar.

  12. Dhinacyada ka jar si aad uga saartid dhexda. Dhexda way adag tahay, si fiicanna looma shiidi karo.

  13. Gaballo u jarjar.

  14. Waxaa isticmaali kartaa cananaaska gasaca
  15. Maqaadiirta ku wada rid khallaad.

  16. Si fiican u shiid.

  17. Casiirka waxaa qaddintaa isagoo qaboow.

Sawirro

Faallooyin

43 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Umm muhammed

    Assalamu aleikum. Ramadan Mubarak! May Allaah reward u for this page u have set up for the public. Don’t really know what I would do without this. Lol my life depends in this. Thanks to you my husband thinks am an amazing cook. May Allaah bless u and reward u tremendously in this blessed month. Ameen

  2. abdi

    as aad iyo aad ayaa umahadsantihiin howsha aad ummada walallahiin u qabteen ajar iyo xaasanat allaha idinka siiya aad ban ugu faraxan inaan hello web kaan kale faa’iido weyn buu leeyahya ws

  3. Ali

    Just out of curiosity do avocados grow in somalia? I asked a few people and they told me that it only grows in kenya.

    1. A&LXawaash

      We found that information in a journal, but we have never seen avocado trees in Somalia.

  4. Asia

    A salaamu allaykun ramadaan kariim all of u this is very amazing website i can’t express in words how this website is useful for all Somali women who want to maka different dishes for their family thank u very much jazakumulaahu khayran all ur recipe are special and easy to cook thank u again and again, u can be a popular in so many ways our people have to think to change this ruthless killing into sensible manner and ALLAH will help them to the good path.

    1. A&LXawaash

      Ramadan Kareem, Asia. We are glad to know that you like the website. Thank you very much for your comment.

  5. Hani Abdale

    Where do I begin !!!!

    Firstly I send warm greetings towards you guys, I’ve spent the past hour lying sick in bed watching your youtube videos you guys give me life, I’ve tried some of your recipes and they’ve gone down a treat with my husband, and our guests … Masha Allah it’s amazing how much time and effort you put into making these videos for us all especially the fact that you make our traditional somali dishes so easy, I’m a young woman in my mid twenties and I can cook some bad ass somali food thanks to you guys, may Allah reward you both abundantly for your sincere efforts…… Keep the videos coming, I’ve seen people say this before on the comments but seriously think about publishing a book inshallah when the time is right…

    Much love from the UK

    1. A&LXawaash

      Thank very, very much. It was nice reading your comment. We are happy that you have become such a good cook, and are able to impress your husband and guests.

      We wish you all the best.