Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Casiir Oranjo & Mandariino
Cabitaan

Casiir Oranjo & Mandariino

English
Orange & Mandarin Juice
Français
Jus d’Orange & Mandarine
العربية
عصير البرتقال والماندرين

Waxaa qoray · ·

5 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 15 daqiiqoWadar 15 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Casiir Oranjo & Mandariino

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Oranjo iyo mandariino
  2. Oranjo
  3. Mandariino
  4. Diyaarinta cabitaanka
  5. Oranjada fiiq

  6. Mandariinada si fiican u dhaq, kaddibna mid walba 8 gabal u jar

  7. Oranjada iyo mandariinada ku rid khallaad. Hadduu koobka khallaadka uu yar yahay, laba jeer kala shiid.

  8. Ku dar sokorta, biyaha, iyo barafka

  9. Lix jeer guji battanka “pulse”

  10. Casiirka miir adigoo qaaddo ku riixaysa

Sawirro

Faallooyin

10 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Asma

    Ramadan Kareem! Thank you so much for sharing amazing recipes!

    1. A&LXawaash

      You are most welcome. Ramadan Kareem.

  2. ummu sakaria

    ramadan kariim walalayaal alle jisadiina janno haydinku bedelo wllo idinkoo raalliya maydariinta hadan la dhilin ama la fiiqin miyanay hadhow cabitaanka qadhadh ku keenayn……………..mise

    1. A&LXawaash

      Haddii wax badan la shiido qaraar ayuu noqdaa, laakiinse sida aan u shiidnay haddaad u shiiddid qaraar ma noqonaayo. Ramadaan Kariim.

  3. quruxleey

    asc wr wb ikhwaani fillah jzkllah khery aad iyo aad baa ugu mahadantihiin wanaagiina alle ha iidinka ajar siiyo oo rabi ha iidiinku daro kuwa laga xoreynaa naarta bishan rabadan RABADAN KARIIM

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Ramadaan Kariim walaal. Adigana qayr badan iyo cibaado suuban ayaan Eebbe kaaga baryaynaa. Mahadsanid.

  4. juu and ruuxi

    walal afsomaliga qaar ma fahmeno waxa ka codsana xoga no kala dhig dhiig ado mahadsan qeyr allaha hagu siiyo

    1. A&LXawaash

      Waxa aadan fahmin noo soo sheeg.

  5. Ayaan Abdullahi Ali

    Ramadan mubarak, Masha’alaha brothers it’s really nice.. I feel hare it smells amazing, thank z a lot, jazakalahu kheyr

    1. A&LXawaash

      Thank you very much sister. We wish a very happy and blessed Ramadan.

Babbaay

Papaya

Fiigan (xoolo la’aan)Cabitaan
ENSOFRع