Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Qamaraddiin
Cabitaan

Qamaraddiin

English
Qamar al-Din
Français
Qamar al-Din
العربية
قمر الدين

Waxaa qoray · ·

5 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 15 daqiiqoKarin 10 daqiiqoWadar 1 saac 30 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta qamaraddiinka
  2. Qamaraddiinka maqas ku jar waxaana ka dhigtaa gaballo dhaadheer.

  3. Gabalada dhaadheer jarjar oo yar yareey.

  4. Digsi dab dhexdhexaad saaran, ku rid qamaraddiinka, biyaha iyo sokorta.

  5. Markay biyaha karaan, walaaq ilaa uu qamaraddiinka ka wada dhalaalo.

  6. Miir, kaddibna qabooji.

  7. Ku dar maa’ saharka. Walaaq oo qaddin. Qamaraddiinka wuxuu ku sii fiican yahay haddi lagu daro casiir oranjo.

Sawirro

Faallooyin

17 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Cris DeFreitas

    Thank you for your awesome recipes!!

  2. shugri mohamed

    waa maxay wall qamaru diin wa jazaaka allahu khayraa

  3. shugri

    asalaamu calaykum wall waa mahadsntiinالف مرة واريد اناسأل اصحاب xawaash.com waxa looyaqaan qamru diin

  4. Kadir USLUCAN

    After the war in Syria, we are the only producer in Turkey which can produce Qamar Al Deen.

    If you need it please contact with me.

  5. nafisa

    very nice drink I liked it

    1. A&LXawaash

      Thank you for letting us know.

Babbaay

Papaya

Fiigan (xoolo la’aan)Cabitaan
ENSOFRع