Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Caano Geel
Cabitaan

Caano Geel

English
Somali Champagne -Simulated Camel Milk
Français
Champagne Somali
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 5 mukawin 3 tallaabo Diyaarin 5 daqiiqoWadar 5 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Waxaad isticmaashaa qallaad (makiinadda wax shiidda) ama qallaadka gacanta. Isku qas caanaha garoorta, caana fadhiga, sokorta iyo cusbada.

  2. Ku-dar Sprite-ka intaadan qaddimin. Isku day baraf inaadan ku-darin.

  3. Caanaha waxay ku-fiican yihiin maalin ka-hor in laqaso oo qaboojiyaha loo daayo.

Sawirro

Faallooyin

27 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. XASSAN ADEN

    walalaha bogga xawaash.com ,waan idin salaamayaa dhamaantiin ,salan tan uqu qaalisan oo ugu qiimo iyo qaayo badan a.c

    salaan madax kadib,walalaha aad iyo aad bad ugu mahadsanthihin duruusta qaaliga ee ad nosoo gudbinaysaan habeen iyo dharaar,waana idinka mahadcelinayanaa waqtigina iyo dadaalka aad noo hurteen ,waxaan oran karaa waaa wax aad iyo aad loogu faano walahi bogaan ,haddi ay ahaan lahayd sida aad usoo bandhigaysaan ama u sharxaysaan casharada walibana idinka oo isticmaalaya qaabab kala duwan.

    ugu dambayna mar labaad waxan idin leeyahy allah idinka abaalmariyo .

    thanks

    1. A&LXawaash

      Walaal Xassan, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay salaanta iyo faallada qiimaha iyo qaayaha badan leh. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay inaad jeclaatay boga Xawaash. Waxaan rajaynaynaa inaad ka faa’iidaysanaysid. Mahadsanid walaal.

  2. Amalina

    Making Somali food has never been so easy! I absolutely love Somali cuisine but unfortunately I am a terrible cook. However, as a college student away from home, this website has really helped bring a piece of my culture to me in an easy wrapped basket. I never thought you could make Caano Geel without caano geel but this was delicious and a sweet reminder of beautiful Somalia. Thank you for sharing all of these wonderful recipes.

    Salaam

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your amazing compliment and encouraging words. We are happy we reminded you of our beautiful Somalia. We are sure you will be a good cook if you persevere. We wish you succes.

  3. shamsa

    thanks a lot guys usually am not a fan of cooking but as i saw the xawaash website am becoming a chef through trial. this recipe was very handy, helpful n quick. reminded me back in somali when the days were days.

    may allah grant u janatul fardowsa.

    1. A&LXawaash

      You are most welcome, Shamsa. We are very happy that Xawaash is helping you to become a great cook. We love this recipe also, especially after a day or two. Thank you very much for taking the time to comment and thank you for your prayer.

  4. ibraahim xaaji c/laahi

    asc/wr/wb walaalayaal marka hore waan idin salaamayaa ln ka dib aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin lkn waxaan idinka codsanayaa luqada inad ka dhigtaan soomaali waayo dad badan oo aan ka mid ahay englishka ma fahmaynu marka maalin dhoweet waxaan rawey inaan ogaado sida cabitaanada loo hagajiyo ama loo sameeo lkn luqada k qorneyd wxay ahayd english marka intaas ayaan idinka codsanayaa inshaa allaah adinkkase fadhigiinu intuu yahay walaal ok mahadsanid

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

      Waa ku-mahadsan tahay salaanta wacan. Soo’da Caanaha Geel waan tarjunnay. Hadduu Ilaahey yiraahdo waan ku talajirnaa inaan tarjunno wixii hore oo dhan. Mahadsanid walaal.

  5. Shamsa B. Ali

    I went to a wedding (nikaax) last week my husband and son were raving about the cano geel that they got to enjoy, I, on the other hand, was feeling sorry for my self because I did not see it, let alone taste it. You can guess that I was trapped on the dumarka section…I am glad I found the recipe. Guess what we are having for lunch (at least the beverage) berri? Inshallah tacala. Jazakallah khayran guys.

    1. A&LXawaash

      Previously, in Somali weddings they used to say, “Ragga, ragga!” (the men, the men!) This meant that the men should be given priority. Nowadays, in the diaspora, we here “War dumarka, war dumarka!” (the women, the women). The reason given is that the women have sharper tongues and will talk about the wedding. Thank you for your comments.