Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Biitsa Turki Farmaajo Leh
Halaqjafle · Rooti

Biitsa Turki Farmaajo Leh

English
Cheese Pide
Français
Pide au Fromage
العربية
بيتزا تركية بالجبنة

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 12 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 25 daqiiqoKarin 25 daqiiqoWadar 1 saac 40 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Biitsa Turki Farmaajo Leh

Korkasaarka

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta biitsada
  2. Burka baaquli ku shub dhexdana bannee. Ku shub qamiirka, sokorta, biyaha iyo cusbada.

  3. Si fiican u rifaaq muddo 5 daqiiqo. Dabool ha qamiiro muddo hal saac.

  4. Isku qas farmaajada masoreelada, farmaajada kotejka (ama rikootada), cusbada iyo filfisha.

  5. Cajiinka u qaybi 6 qaybood kaddibna mid walba kuus. U fidi dherer 10 inji (25 sentimitir). Saddex qaaddo farmaajada dul saar kuna fidi.

  6. Dhinacyada laab oo sida doon oo kale ka dhig. Isku qas caana fadhiga iyo biyaha. Dhinacyada mari, kaddiba kala jiid. Ku dub foorno lasii kululeeyey kuna jiro dhagaxa biitsada ama bir foorno 500°F/260°C muddo 12 daqiiqo.

  7. Dhinacyada buuro mari. Qaddin iyada oo weli qababacleynaysa.

Sawirro

Faallooyin

16 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. susanna f

    can you make half of the recipe and freeze or put the dough in the fridge to make the next day?

    1. A&LXawaash

      We use that method with pizza, but we didn’t try for this recipe.

  2. ibrahim ahmed

    asalamu alaikum brother

    mashallah brother i love watching you video, i am a cook my self i recently open a restaurant, i was just wondering if i could use your recipe and possibly your photos. Keep up the good work you are our model.

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Thank you for your comment. Yes, you can use them. We would like to know where is your restaurant?

  3. qaali

    walaal waad mahadsantihiin waa cunto macaan codsi walaal rooti abuukeey ayaan jeclahay mana garanaayo sida loo sameeyo marka ii soo habeeya sida loo sameeyo waad mahadsantihiin

    1. A&LXawaash

      Adigaa mahadda mudan walaal. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.

  4. ayan

    Please include ingrediant list for the cheese filling

    1. A&LXawaash

      We added the ingredients for the topping. Thank you very much for letting us know.

  5. Nasra

    Yummy!

    Love this and Hubby(fussy eater, that doesn’t eat at all unless you Somalised it) Loved it Very much,.

    Thank you so much.

    1. A&LXawaash

      You are very welcome. We are glad he liked it.