Sorghum Porridge (Mishaari Masaggo) Porridge au Sorgho شوربة السورغم

Sorghum Porridge (Mishaaro Masaggo) Porridge au Sorgho شوربة السورغم

 

Sorghum porridge is one of those traditional dishes that are very popular in many parts of Somalia. With the addition of buttermilk, sugar, and ghee, it is considered a very nutritious meal. That is why it is one of the essential Ramadan dishes for iftar (breaking the fast). Porridge (mishaari), whether made from wheat or sorghum, is the go-to dish when Somalis want to nourish the old, the feeble and the ailing.

In Somalia, after childbirth (umusha), new mothers are cared for forty days (afartan bax). This porridge is prepared for the new mother to speed up her recovery and it is considered a great diet for breastfeeding.

We have used sorghum flour but traditionally sorghum porridge is prepared from whole grains. The grains are soaked, then they are crushed using the traditional grinding stones and turned into a paste. Some prefer to add soaked rice and grind it with the sorghum. You can substitute rice flour for some of the sorghum flour in the recipe. 

When preparing sorghum porridge, make sure that you do not add the flour to hot water as lumps will form immediately. First mix the flour with water and add the mixture to the water or milk before it becomes hot. We have used milk and water to cook the porridge but you can use water only.

For serving the porridge, it is preferable to add buttermilk rather than regular milk. The sweetness from the sugar (or honey) together with the sourness of the buttermilk, make the porridge tasty and delicious. You can add either untoasted sesame oil or clarified butter, or omit them altogether.

 

Le porridge au sorgho est un des plats traditionnels très populaires dans de nombreuses régions de Somalie. En ajoutant du babeurre, du sucre, et du beurre clarifié, il devient un repas très nutritif. C’est pour cela qu’il est un des plats essentiels du Ramadan pour l’iftar (la rupture du jeûne). Le porridge (mishaari), qu’il soit à base de blé ou de sorgho, est ce que les Somalis utilisent pour nourrir les gens âgés, les personnes faibles ou malades.

En Somalie, après l’accouchement (umusha), on prend soin des mères pendant 40 jours (afartan bax). Ce porridge est préparé pour la nouvelle mère pour accélérer son rétablissement et il est aussi considéré comme un aliment bénéfique pour l’allaitement.

Nous avons utilisé de la farine de sorgho mais traditionnellement le porridge se prépare avec la céréale entière. Les graines sont trempées, puis écrasées avec les mortiers et pilons traditionnels pour en faire une pâte. Certains préférent ajouter du riz détrempé et le moudre avec le sorgho. Vous pouvez substituer une partie de la farine de sorgho par de la farine de riz dans la recette.

Lorsque vous préparez le porridge, faites attention à ne pas verser la farine dans de l’eau chaude ce qui créerait des grumeaux immédiatement. Mélangez d’abord la farine avec un peu d’eau puis verser le mélange dans l’eau ou le lait avant qu’elle ne devienne chaude. Nous avons utilisé un mélange d’eau et de lait pour cuire le porridge mais vous pouvez utiliser seulement de l’eau.

 

 

Ingredients:

Serves 3

½ cup (65 g)                                Sorghum flour
½ cup (119 mL)                            Water (for mixing with the sorghum flour)
2 cups (474 mL)                            Milk 
1 cup (237 mL)                             Water 
¼ tsp (1.25 mL)                            Salt 
¼ cup (50 g)                                Granulated sugar or honey
1 cup (237 mL)                             Buttermilk 
1 Tbsp (15 mL)                             Untoasted sesame oil or melted butter (optional)
¼ tsp  (1.25 mL)                           Ground black pepper 

 

Waxa loo baahanyahay:   
(QW waa qaaddo weyn – midda cunnada lagu cuno) (qy waa qaaddo yar)

½ koob (65 g)                              Bur masaggo
½ koob (119 mL)                          Biyo (lagu qaso burka masaggada)
2 koob (474 mL)                           Caano
1 koob (237 mL)                           Biyo
¼ qy (1.25 mL)                            Cusbo
¼ koob (50 g)                              Sokor ama malab
1 koob (237 mL)                           Caana garoor
1 QW (15 mL)                              Saliid macsaro ama subag ama buuro la-dhalaaliyay (waad ka-wada dhaafi kartaa)
¼ qy  (1.25 mL)                           Filfil madoow

Waxay ku-filan tahay 3 qofood

 

Ingrédients:

Pour 3 personnes

½ mesure (65 g) de farine de shorgo
½ (119 mL) d’eau (pour mélanger avec la farine)
2 mesures (474 mL) de lait
1 mesure (237 mL) d’eau
¼ cc (1.25 mL) de sel
¼ de mesure (50 g) de sucre en poudre ou de miel
1 mesure (237 mL) de babeurre (lait caillé/yaourt liquide)
1 cc (15 mL) d’huile de sésame ou de beurre fondu (optionel)
¼ cc (1.25 mL) de poivre noir moulu

Mix the sorghum flour with water - Mélanger la farine de sorgho avec l’eau

1. Place the sorghum flour in a bowl. 2. Add the water. 3.  Mix well, making sure there are no lumps. 

1. Baaquli waxaad ku-shubtaa burka massaggada. 2. Biyaha ku-shub. 3.  Si fiican u-walaaq hubina inay kuuskuus lahayn.

1. Placer la farine de sorgho dans un bol. 2. Ajouter l’eau. 3. Bien mélanger, vérifier qu’il n’y ait pas de grumeaux.

Preparing the Sorghum Porridge - Préparation du porridge

1. In a pot set on medium heat, pour in the milk. 2. Add the water. 3.  Add the sorghum mixture. 4.  Stir well. 5. Add the salt. 6. Add the sugar. 7.  Stir continuously. 8. Lower the heat and cook for a total of 10 minutes. 9. This is the required consistency.

1. Digsi dab dhexdhexaad saaran waxaa ku-shubtaa caannaha. 2. Biyaha ku-dar. 3. Massaggada 00 aad qastay ku-dar. 4. Si-fiican oo joogta ah u-walaaq. 5. Cusbada ku-dar. 6. Sokorta  ku-dar. 7. Si- fiican u-walaaq. 9. Waa sida laga rabo inay noqoto.

1. Dans un faitout sur feu moyen, verser le lait. 2. Ajouter l’eau. 3. Ajouter le mélange de sorgho. 4. Bien mélanger. 5. Ajouter le sel. 6. Ajouter le sucre. 7. Tourner sans s’arrêter. 8. Baisser le feu et cuire pendant 10 minutes. 9. Lorsque le porridge nappe une cuillère à soupe, c’est la consistance désirée.

Serving the Porridge - Servir le Porridge

1. Put the porridge in a serving bowl and add the buttermilk. 2. Add the untoasted sesame oil or melted butter. 3.  Add the ground black pepper.

1. Mishaarida baaquli ku-shub, ciir ama caanno garoor ku-shub. 2. Saliid macsaro ama subag ku-dar. 3. Filfil madow oo shiidan ku-dar.

 

1. Verser le porridge dans une assiette à soupe et ajouter le babeurre. 2. Ajouter l’huile de sésame ou le beurre fondu. 3. Ajouter le poivre noir moulu.

 

Sorghum Porridge (Mishaari Masaggo) Porridge au Sorgho شوربة السورغم

 

 

 

 

Related posts:

36 Responses to Sorghum Porridge (Mishaari Masaggo) Porridge au Sorgho شوربة السورغم
  1. deeqa
    May 16, 2012 | 10:30 am

    asc mansha alaah waxan soo xasustay ramadankii iyo marka haweenku umul yihin cajiib ilaah gacnihina ha barakeyo wax badan ayan idinka faaiidnaa ilaah wax badan qeera ha idin siiyo

    • A&L
      May 16, 2012 | 7:33 pm

      Adigana qeyr aan dhammaan ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  2. khadija
    May 16, 2012 | 8:19 pm

    khadija
    A&l aslamucalykum, manshaalah walaalo ilahay khayr ha idiin siyo wanaagina faraha badan ee aad had iyo jeerba walalihin u fidisan haday noqoto xaga contoyinka sharafta leh soo gudbinta aad no soo bandhigtan iyo qoraalada xisaha badan ee ku salaysan dhaqanka somalida oo hufan, Ilahay xasanaad badan ha idin siyo xoginana( Ale xirsi xidh ha idiinka dhigo) Amin

    • A&L
      May 16, 2012 | 8:28 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
      Walaasheenna qaaliga-ah Khadija, waad ku mahadsan tahay faalladaada iyo hadalada fiican aad nagu qiira gelisin.

  3. umu usra
    May 16, 2012 | 10:00 pm

    Maashaa Allaah!!!. Soor masago lee naga maqan macal duqus. Walaaleheeyga qaaliga ah Allaah ha idin xifdiyo hortiina iyo gadaashiinaba Aamiin.

    • A&L
      May 16, 2012 | 10:53 pm

      Hadduu ilaahey iddmo waan soo gelin doonnaa markaan helno. Waan ku faraxsanahay sida aad inoo xiriirisid.

  4. umu usra
    May 16, 2012 | 11:05 pm

    idinkaa mahada mudan

  5. Umasmaa
    May 16, 2012 | 11:09 pm

    asalaamu aleekum wallaalehega qhaaliga maashaa allaah tislem iidak wallaal inshaa allaah caafimaadsan iyo farxad kuwaarah aaaamiin wallaal hooyaday iyo awootadeyda mishaaridooda mufadalka waaye allaah aaadee ukhurux badantahay goormaa utagidoonaa oonukarindoonaa inshaa allaah waa utagidoonaa wallaal aad iyo aadaa ogu mahadsantihiiu facal qheerigiina wanaaga iyo khuruxhda badan hooshaaqabatiin soomaaliyoodhan eey nollol iyo farxat siisay xasuus kaladugana nasiisan hadeetahay xiiso hooyo xag gobbal xag xamar cadey igaraali ahaada hadalkaa badiyay intandhan farxhat lee igakeentay xawaash dhinac kasto wakaweheshadaa wallaalahega sharafta iyo cizidda badan jazaakallaahu kheeyrakum baarakallaahu fiikum dunyaa wal aakhirah

    • A&L
      May 17, 2012 | 12:33 am

      Walaasheenna UmAsmaa. waxaad ka-mid tahay taageerayaasheenna qaaliga ah. Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay marwalba.

  6. umu usra
    May 16, 2012 | 11:25 pm

    Idinkaa mudan farxad iyo mahad intaba, sida aad markasta nooga farxisaan nooguna soo dhaweyseen waxkasta aan wadankii ku cuni jirnay oo aanaan ka heli karin dhulkaan amaba aan ka heli karno balse aanaan aqoonin sida loo sameeyo anaga oo aan safar u galin iskoolna uu aadin lacagna ku bixin. Marka anagu kolay wax aan idinku abaal gudno ma naqaan balse Allaah ayaan ka rajaynaynaa inuu idinkuu abaal mariyo wax kasta oo wanaagsan oo uu ku abaal mariyo dadka uu aad ujecelyahay maadaama uusan jirin wax sida Eebo kala wax u abaalmariya. Aamiin

    • A&L
      May 17, 2012 | 12:44 am

      Waddanka Ilaahey ha-inoo fiicneeyo. Waxaan ku-dadaaleynaa inaan xoog saarno cunnooyinka aan dhaqanka u-leennahay. Aad iyo aad ayaa u-mahadsan tahay.

  7. Sara
    May 17, 2012 | 1:57 am

    Assalamu caleykum, Ilaahay ajar badan ha ku siiyo, abaayo waxaan kaa codsaneynaa mooska gaduudka ee baraawe

    • A&L
      May 17, 2012 | 9:56 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
      Waxay nala tahay inaad ka-waddid “Mazaa alfoorno.” Muuska qoraxda lagu qalajiyo oo foornada ama tinaarta la-gelin jiray.

  8. Sara
    May 17, 2012 | 2:00 am

    salaam, codsi: mooskii gaduudka ee qaxwada subixii baraawe lagu cuni jray ma haysaa recipe?
    I am half bravanese.

    • A&L
      May 17, 2012 | 9:58 pm

      Hadduu Ilaahey idmo waan soo gelin doonnaa.

  9. Ayan Abdulaahi Ali
    May 17, 2012 | 3:32 am

    Asc, walalyaal waa Ayaan oo xamar cade joogta run ahaantii aad ayaan idinkaga mahad celinayaa qaabka quruxda badan ee aad wax noo tustaan iyo sida wacan aad wax u diyaarisaan, dhabtii waad naga farxisaan illaah ha idinka farxiyo.

    • A&L
      May 17, 2012 | 10:11 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
      Waad ku mahadsan tahay faalladaada. Markaan wax soo gelinayno waan ka-fekernaa intii suura gal ah wax laga heli karo Soomaaliya inay yihiin.

  10. Marwo
    May 17, 2012 | 8:24 pm

    Walalayaal aad baad u mahadsantihiin sida sharafta leh ee aad marwalbo u soo bandhigtaan cuntooyinkeena, casumaad badan ayaa (ciber dinner!!! lol!!)noo sameeyseen ee halkii aad addunka ka tageeysaan ogaada in aad taageerayaal Soomalinimada jecel aad ku leedihin oo si fool ka fool ah idiin casumi doono soo sheega meelaha aad u dhoofeeysaan. Jazzakalla Qeeyr! Waxaan waxba la siisan karin sida aad magaca kor ugu haysaan Allaha idin ilaaliyo!

    • A&L
      May 17, 2012 | 11:21 pm

      Walaal Marwo adigaa mahadda mudan. Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay casumaadda iyo deeqsinimadaada. Ilaahoow Soomaali magacooda iyo sharaftooda kor uqaad, cadowgana ka-ilaali. Aamiin.

  11. M/N
    May 19, 2012 | 8:14 am

    Waxa isku darsateen dhoor arimood:- Waxa noo sameeseen webset aan ka daalacano cuntooyinka Somalida iyo kuwa kaleba. waxa noogu turjunteen luuqadeena. Waxaad noo sii raaciseen Video iyo sawiro sahlaya in sifiican lagu fahmo. Waxa kuu sii darsatayn in aad u jawaabtaan qof walba oo aad uga mahadcelisan fikerkiisa. Waxa kale oo aad leedihiin oo ina ka muuqata wadaniyad Somaliyeed. waxa kale oo sii dheer in aad Video kasta aad dhamaadkiisa raaciseen muuqaal ka mid ah magalooyinkeena Somalia. Waxa jira kuwa badan oo aan soo koobi karin. Sumcadiina ha jirto waligeed.

    Aaad baad mar kale u mahadsantihin Mushaaridan waxay u egtahay mid howl yar oo hadana macaan.

    • A&L
      May 19, 2012 | 11:00 pm

      Hadda ka-hor waxaad inoo sheegtay inaad baratid cunto kariska. Faalladaada waxaan ka-aragnay inaad qoraalka aad ugu fiican tahay. Waxaan kugu dhiiri gelinaynaa inaad dhankaasna aad xoog saartid. Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faalladaada fiican.

  12. zahra
    May 19, 2012 | 8:29 am

    mashallah

    • A&L
      May 19, 2012 | 11:02 pm

      Tabaarakallaah.

  13. ilham
    May 20, 2012 | 8:04 am

    ASC abaayo waad ku mahad santahay faa’idaynta aad noo faa’idaysay xaga cunto karin waxaan ku dhahaaya JIZAA’KALA QAYR aad ayaan aga helay cuntadaa mansha allah abaayo waxaan kaa codsan lahaa inaad nosoo galisid mash mash macsharada yar yarta ah video geeda insha allah

    • A&L
      May 20, 2012 | 1:23 pm

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
      Waad mahadsan tahay, waanna ku-farxsannahay inaad jeclaatay cunnooyinka aan soo gelinay. Hadduu Ilaahay yiraahdo, waan soo gelin doonna mashmashka Ramadaanka ama ka-hor.

  14. Wiil somalyed
    June 2, 2012 | 1:15 pm

    assalamu calaykum
    Aad baan idinkaga mahadcelinayaa website kaan xawaash, runtii anoo ah aabe soomaaliyeed wax badan baan ka bartay, haddana waxaan ku boorinayaa aaabayaasha ila midka ah in ay wax ka bartaan waa fursad qaali ah. walaalaha hawshaan noo soo bandhigayna waxaan lee yahay jazzakallaah khayr.

    • A&L
      June 2, 2012 | 2:32 pm

      Aad ayaa ugu-mahadsan tahay faalladaada wacan. Waa wax lagu farxo aabe Soomaaliyeed oo reerkiisa cunta karinta ku-caawinaaya. Taas waxay muujinaysaa inaad tahay qof naxariis leh.

  15. Adan
    June 16, 2012 | 11:23 pm

    Thanks brother and sister for your videos I benefited big time. Is it possible if you can have videos for malawah iyo gaxwah Somali please

    • A&L
      June 17, 2012 | 12:25 am

      You are most welcome, brother Adan. God willing, we will post the recipe for malawah before Ramadaan and we will also post a recipe for qaxwo (Somali coffee). Thank you.

  16. khadra
    July 6, 2012 | 6:00 pm

    Maansha Allah,Ilahay waxaad ku faraxdaan ha idin siiyo waad noo faaidayseene Ilaahay waxaad jeceshihiin ha idin siiyo.

    • A&L
      July 7, 2012 | 10:57 am

      Adigana qeyr badan ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid.

  17. SAFIA
    August 8, 2012 | 12:34 pm

    asc walaaal aad ayaa umahadsantihiin wax badan aa niiga faaiday walhi musharidan waan sameeyay lakiin 10 minut wali biseel maila ahan caano bes leena ku kariyay marka suaasho waxaa waaye caanaha bes maan kadhaafa?

  18. Benji
    April 13, 2013 | 3:05 pm

    As I’m gluten-free, Sorghum flour is a flour which is more well known in Africa than Caribbean.
    So to come across this recipe amongst the other fantastic recipes is a sheer delight…Shukran :-)

    • A&L
      April 15, 2013 | 10:35 pm

      Thank you very much for your kind words. We are happy you like the website.

  19. maryama
    January 29, 2014 | 1:30 pm

    Xawaash.com mabo aqaano wax aan idinku abaal gudo coz meel weyn Noga so baxden allah ayaan jannno idinkaga baryaa

    • A&L
      January 30, 2014 | 1:57 pm

      Ducada aad noogu ducaysay ayaa abaal gud weyn inoo ah. Mahadsanid walaal.

Leave a Reply to A&L

Wanting to leave an <em>phasis on your comment?

Trackback URL http://xawaash.com/wp-trackback.php?p=3328

About (Annaga)
Qui Sommes Nous نبذة عنا

We are a husband and wife team and we live in Canada. In a world full of food complications, we make cooking very simple. Our recipe videos will make your cooking easy, relaxed and enjoyable. We bring you the foods we love from Somalia and from around the world.