
Qishta Karsan
- English
- White Pastry Cream
- Français
- Crème Pâtissière Blanche
- العربية
- القشطة المطبوخة
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta qishtada karsan Digsi yar ku shub caanaha, waraangada (nashada) iyo sokorta. Si fiican u walaaq.
Ku dar farmaajada rikootada, kaddibna si fiican u walaaq.
Dab dhexdhexaad ku kari, si joota ahna u walaaq ilaa ay ka culusaato. Buurada ku dar, kaddibna walaaq.
Dabka ka demi. Ku dar maa’ sahar, ama sokor faniilla leh, ama faniilla midab lahayn.
Shiid ilaa uu kuuskuuska ka baaba’o.
Sokor shiidan korka uga shub si ay qolof u yeelan. Qaboojiyaha geli markuu kulaylka ka dhaco.





Faallooyin
21 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
I like your bklavaa recipe it’s very tasty and amazing
Thanks
Hi love ricotta and love your beautiful white pastry creme.
Just wondering if the creme gets thicker and stiffer the longer its refrigerated, as l would like to use it as a cake frosting.
Regards
Miryana
I like it
MashAllah, if you had a book i would buy it!
Thank you!
I made it tonight…thank you for the recipe…I plan to use it with the semolina layer cake recipe, Inshallah
We hope you have enjoyed it. Thank you.
walal waxaan la’ahay farmaajo rikoota inteen ka heli karaa dukaamada ajaanibtaa mise kuwa cadaanka. mahdasanid.
Waxaad ka heleysaa Supermarket-yada ama waad samaysan kartaa. Soo’da waa tan xawaash.com/?s=ricotta.