Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Kareemo Macmacaan
Macmacaan

Kareemo Macmacaan

English
Pastry Cream
Français
Crème Pâtissière
العربية
كريم باتسيير

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 8 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoKarin 15 daqiiqoWadar 2 saac 30 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Kareemo Macmacaan

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta kareemada
  2. Isku dar sokorta, sharka ukuta, iyo burka. Si fiican u qas.

  3. Digsi dab dhexdhexaad ah saaran, ku shub caanaha, kuna dar faniillada iyo bishirka oranjada. Canaha yaysan karkarin.

  4. Soo qaado 1/4 koob caanaha waxaana ku qastaa ukunta.

  5. Caanaha marka ay ku dhowaadaan inay soo karaan, waxaa ku dartaa ukunta aad qastay. Si fiican oo joogto ah u walaaq.

  6. Ku dar farmaajada jilicsan, haddaad isticmaaleysid. Ku dar buurada. Si fiican u walaaq.

  7. Baaquli ku geddi, kaddibna bac saar kareemada dusheeda. Qaboojiyaha geli.

Sawirro

Faallooyin

31 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Hafsa

    Asc Wsc, How are you guys? I want to thank you guys for this wonderful website you have made! I have learnt so so much from you guys and I want to thank you from the bottom of my heart <3 I have a question for this recipe tho, How long does the cream have to be in the fridge before I can use it? Thank You So Much And Insahllah You Keep On Working Hard

  2. Ran

    Thank u so much for the great effort in introducing us to your marvellous & fascinating recipes.. very simple and easy ingredients!

    I feel so sorry that I’ve missed much, but I’m trying hard to collect as many of your recipes to my notes.

    This is really a great website that I’m proud of.

    So, thank you from the bottom of my heart…

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your amazing comment. We are very happy you found our blog and hope you will catch up soon. God bless you.

  3. Saynab Ali

    Do you guys have a store where I can buy the donut and the creme?

    1. A&LXawaash

      No, we don’t own a store. We hope you will try to make them yourself.

  4. ifrah

    This is the best cooking site that I hv ever seen, how our lovely chefs they make easy for us to learn from them n they show us step by step its soo beautiful n the recipes is out of this world. my Dua with u all n thanks for website. Thank you all n I say Mashaallah to you.

    1. A&LXawaash

      Thank you very, very much for your wonderful comment. We are very happy that you liked our website. Best wishes for you.

  5. Aurinkaa

    This is THE best cooking sit I have come across EVER.

    It is inspiring, full of beauty and the recipes are out of this world.

    My deepest gratitude!

    Aurinkaa

    1. A&LXawaash

      What a nice, nice comment! Your kindness is appreciated. Thank you!

Bur Shuu

Choux Pastry

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع