Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Farmaajo Rikoota
Quraac

Farmaajo Rikoota

English
Quick Ricotta Cheese
Français
Ricotta Rapide
العربية
جبنة ريكوتا

Waxaa qoray · ·

Caafimaadka u roonCagaaryahan 7 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 5 daqiiqoKarin 25 daqiiqoWadar 1 saac 10 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Soo’da #1

Soo’da #2

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta farmaajada
  2. Caanaha ku shub digsi (stainless steel) oo 5.5 litir qaada. Kareemo ku dar haddaad rabtid rikoota nafaqaysan (dufan badan). Dab dhexdhexaad ah ku kari. Shan daqiiqo walba walaaq si aysan digsiga salkiisa ugu dhegin. Kari ilaa ay aad u kululaadaan oo caanaha xumbo yeeshaan kuna dhowaadaan inay karkaraan. Haddaad termoomitir qabtid, kulaylka la rabo waa 190°F/ 88°C.

  3. Digsiga dabka ka qaad. Cusbada iyo qalka (ama liin dhanaan la miiray) ku dar. Litir walba oo caana ah waxaa ku dartaa 3 qaaddo weyn qal ama liin dhanaan la miiray.

  4. Si tartiib u walaaq (laba ilaa saddex goor) si uu qalka ama liinta caanaha u wada gaaraan. Dabool ee dhig muddo 15 daqiiqo.

  5. Farmaajada si tartiib ah ugu rid miire duleelo yaryar leh adigoo isticmaalaysa qaaddada shabaqa.

  6. Haddaadan qabin miire duleela yaryar, xaanshida jikada miiraha saar.

  7. Dhig biyaha ha ka baxaan muddo 20 daqiiqo. Haddaad jeceshahay farmaajo jilicsan, wax badan biyaha ha ka miirin. Laba koob biyo qaboow ayaad raacin kartaa haddaad jeceshahay inaad ka dhaqdid dhadhanka qalka ama liinta.

Sawirro

Faallooyin

31 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Abdigani

    Guys plz tell meh how to make mozzarella ?

  2. Amirah

    So delicious and easy. I also loved your little story about Hassan Farmaajo. 🙂

  3. ammar

    Assalamualaikum, could u pls tell me that how many cups of cheese will i get with this recipe? JazakALLAH.

    Makkah , ksa

  4. Yasin

    Assalaam alaykoum from Bosnia and Herzegovina!

    I just want to tell you how awesome your blog is and how useful it is for me and my family. We love your recipes, the way you present them in videos and the music too… May Allah bless you and award you for your deeds and efforts. It is hard to find nice food blogs made by Muslims on the Internet these days, and yours is shining like a bright star…

    Best wishes! 😀

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Thank you very much for your kind words. It is appreciated. It is good to know that we have friends in Bosnia who follow our blog.

  5. مسلمة

    Merci pour cette recette

    Mais’ j’ai une question

    ؟كم كمية الريكوتا الناتجة ؟

    وفيم يمكن استعمال المصل ؟

    وجزاكم الله خيرا

    1. A&LXawaash

      لم نوزنه، يمكن استعمال المصل في تحضير المرقة او بعض انواع الشربة

Bur Shubaal

Somali Pancakes

CagaaryahanQuraac
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Mutabbal

Mutabbal – Eggplant Dip

CagaaryahanHalaqjafle
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Xumus

Hummus

Fiigan (xoolo la’aan)Quraac
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Fuul

Ful Mudammas

Fiigan (xoolo la’aan)Quraac
ENSOFRع