Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Bur Shubaal
Quraac · Macmacaan

Bur Shubaal

English
Somali Pancakes
Français
weli lama turjumin
العربية
بان كيك صومالي

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 5 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 5 daqiiqoKarin 25 daqiiqoWadar 30 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta bur shubaalka
  2. Caanaha khallaatka ku shub, kaddibna ku dar ukunta, sokorta iyo burka.

  3. Muddo 1 daqiiqo qas.

  4. Bir cabbirkeeda yahay 8 inji (20 sentimitir) saar dab dhexdhexaad ah, kaddibna 1 qaaddo yar saliid ku shub.

  5. Birta kuu shub ⅓ koob cajiinka.

  6. Kari muddo 2 daqiiqo.

  7. Geddi, kaddibna muddo 1 daqiiqo gaduudi.

Sawirro

Faallooyin

8 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Zahra

    Salaam alaikum, I made these a few times and only the first time they have turned out good. After making them the first time they have puffed up and become to fat, what am i doing wrong that’s making them puffy, please help.

  2. Aisha

    When I tried this, didn’t realize how similar to one of the recipes my mom makes for us. Hers is just thicker in consistency and deep fried. I made this for a quick light dinner with some shaax, and it tasted great. Check out the photo on instagram. I tagged your name.

    1. A&LXawaash

      The original recipe is deep fried. However, we tried to make it a little healthier by reducing the oil. We are glad you liked it. Thank you for your feedback.

  3. nasro

    Asc walal nafaqda bisbaska ku jiro sida lo sameeyo mano so galin kartin inshallah ramdan mubark aad iyo aad aya uu m ah san tihin

  4. Hana lula

    Asc , RAmadaan Kariim Xawaash Friends we really are happy seeing this somali food blog its just so amazing to find more information on cooking, I got lots from ur blog and its All thanks to u guys :):) Superb Dishes! <3 them…

  5. fadma

    Ramadaam kariim,dhamaan walalaha muslimiinta ,gaar ahaan walalaha Xawaash waxaan idin leeyahay,Ramadaan kariim.bil barakeysan ayaa lagu jiraa ilaah ha idinka ajarsiiyo Afurka macaan aad inoo soo bandhigteyn.aamiin scw

    1. A&LXawaash

      Ramadaan Kareem walaal. Waa ku mahadsan tahay faallada wacan.

Bur Shuu

Choux Pastry

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Doolsho Cananaas

Pineapple Upside-Down Cake

CagaaryahanDoolsho
ENSOFRع