
Mutabbal
- English
- Mutabbal – Eggplant Dip
- Français
- Dip d’Aubergine
- العربية
- متبل الباذنجان
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Mutabbal
qurxin
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta mutabbalka Bitingaanka kala gooy. Ku bilbil 2 qaaddo yar saliidda oliifada, rubac qaaddo yar cusbo iyo rubac qaaddo yar filfil madoow shiidan. Ku dub foorno la sii kululeeyey oo kulaylkeeda yahay 450°F/232°C. Dub muddo 45 daqiiqo.
Haddaad rabtid dhadhan qaac leh, dabka korkiis ku dub muddo 15 daqiiqo ama ilaa uu bitingaanka ka jilco. Haddaad rabtid dhadhan qaac aan badneyn, 6 daqiiqo dabka ku dub kaddibna foornada geli ilaa uu ka bislaado oo uu ka jilco.
Bitingaanka dabka lagu dubay, xaanshi alamuunyam si fiican ugu duub. Taas waxay kuu fududaynaysaa inaad qolofta ka fiiqdid.
Bitingaanka qolofta ka saar.
Burburi, kaddibna miire ku rid si ay biyaha uga baxaan.
Bitingaanka iyo mukawinaadka kale baaquli ku rid ee isku qas. Qaboojiyaha geli ilaa laga qaddimo.





Faallooyin
13 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
A restaurant that we always order delivery from at work makes this and I am addicted. I am so glad that I found your recipe. It is exact if not better. I’ve made it several times now. Cannot stop eating it. Thanks!
Love this recipe! I’ve only used one large eggplant and it’s delicious. How many pounds of eggplant do you think you use for your measure of 2 large eggplants?
Is Greek style yogurt what you’re using?
Thanks!
Thank you! They were 1 Lb each or half kg. We used regular yogurt.
I absolutely love this website, without a doubt it is my favourite website to visit! MashaAllah, you guys put so much effort. May Allah bless your with khayr upon khayr for your efforts in teaching us all.
Thank you very much for your encouraging words. We hope to keep meeting your expectations. God bless you and your family.
asalaamu alaykun hi how are are you doing today guess what happen i try to cook mutabal and chiken shawaarma i did it as i use your recipe it was amazing moment when i finished and it was realy nice all my family are appreciate thank u very mach plse can u add it how to cook briyani?
Thank you so much for your nice comment. We are happy to know that your family liked it. Here is a link for the Biryani /recipes/fail-proof-biryani/.
maansha alla jazaa u kulaahu khayran waxa fiican ayaad samayseen way fiicnaalahyd hadii add ku soo kordhisaan cuntadda sida howsha yar loo kariyo becouse dhalinyarada hadda ma rabaan wax ay wakhti badan ku kariyaan waad i fahantay ayaan u filaya markale aad ayaan idiinku mahadcelinayaa.
Adigaa mahadda mudan walaal. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa soo’yo fudud. Mahadsanid.