
Quraac · Cuntada rasmiga
Fuul
- English
- Ful Mudammas
- Français
- Ful Mudammas
- العربية
- فول مدمس
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Fuul
yaanyo geedeysan
saliid basbaas
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Digirta fuulka Digirta fuulka Diyaarinta fuulka Digirta dhaq, muddo 10 daqiiqana kari
Dabka ka demi. Dabool, hal saac biyaheeda la dhig ha qasanto.
Hal saac kaddib biyaha ka daadi ee dhaq. Digirta digsi nadiif oo 5 litir qaada ku rid. Mukawinaatka kale oo dhan ku dar aan ka ahayn xabadda tuunta.
Dabool dab dhexdhexaad ku kari muddo hal saac. Rubac saac walbo walaaq.
Qaaddada godan ama qaaddo qori ku burburi.
Tuunta ku dar, 10 daqiiqa kale kari.





Faallooyin
47 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
شكرا على هذا الموقع الجميل و الرائع فعلا يستحق التقدير و الاعجاب
Grazie, shukran!!
You are most welcome.
Essalemu 3aleykum!!! I really enjoyed the video recipe and the music as well. I hope to make foul for a group of egyptian friends and I was wondering how many serving I could make with this recipe. Thanks a lot for your attention,
Serena
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
We are glad to know that. The number of servings is 4 to 6 it depends on what you serve with it.
Asc. Walaal ka waran hadaan shiido digirta. Isoo jiwaab pls. Tnx
Waa shiidi kartaa haddaad jeceshahay.
Salam Alaikom! I loooove fuul and I want to learn to make it before Ramadan comes insha’allah. I am having a hard time finding dry fava beans… I was wondering of is possible to use canned fava been a instead? Thanks!!!! 🙂
Wa’alaikum Assalam!
You can definitely use canned fava beans. We hope to post a fool recipe that is quick, easy and delicious.