Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Maraq Baamiye & Digir
Cuntada rasmiga

Maraq Baamiye & Digir

English
Okra & Green Bean Stew
Français
Ragoût d’Okras et de Haricots Verts
العربية
مرق بامية وفاصوليا خضراء

Waxaa qoray · ·

Caafimaadka u roonFiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 13 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 15 daqiiqoKarin 35 daqiiqoWadar 45 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Maraq Baamiye & Digir

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta maraqa
  2. Baamiyaha dhaq, madaxyadana ka jar.

  3. Digirta dhaq, labada dhinacna jar. Gabalo 1 1/2″ (3 1/4 cm) u jar.

  4. Digsi dab dhexdhexaad saaran ku shub saliidda. Basasha iyo baamiyaha isku shiil muddo 5 daqiiqo. Shiiladda baamiyaha waxay yaraysaa dhardhareerkiisa. Haddaad rabtid inaad sii yaraysid, baamiyaha sii yaryareey, laakiin taas waxay keenaysaa inuu baamiyaha maraqa ku dhex burburo.

  5. Ku dar tuunta, buhaarka “allspice” (ama 1/2 qy qorfe, iyo far iyo suul dhegayare shiidan). Ku dar huruudda kaddibna walaaq. Yaanyada ku dar si fiicanna u walaaq. Ku dar yaanyo shiishiidda kaddibna walaaq.

  6. Ku dar biyaha kulul iyo digirta. Walaaq kaddibna dabool oo dab yar ku kari muddo 25 daqiiqo.

  7. Ku dar kabsarada iyo filfisha madoow. Walaaq dabkana ka demi. Bariiska Shaciiriyada leh la qaddin.

Sawirro

Faallooyin

13 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Erica

    This past weekend I discovered your restaurant and fell in love with the amazing food and atmosphere. The staff were extremely humble and kind. The food was so great, we ended up buying more food for take out so we could bring it home. Thank you so much for sharing all your wonderful recipes and passing it on, it’s a beautiful thing when people share knowledge to help one another. I will definitely be posting a positive review on Yelp and referring friends and family to your business. All the best!

  2. W. Ahmed

    This recipe is a hit in my house, masha’Allah. My 23-month-old toddler, who can be a little picky with food, bless him, loves it with your plain basmati rice. I know he will eat his lunch when I make this, alhamdulillah.

    I also made it for guests and served it with rice and Somali chicken steak ( alsofrom this website). When I made it for guests, I doubled the batch and increased the cooking time to about 35/40mins.

    Thank you for your recipes, and for being in our assistance; may Allah be in your’s. Ameen.

    Take care; macasalaama.

    1. A&LXawaash

      We are very glad your 23-month-old toddler likes the recipe. Thank you very much for your special prayers, and thank you for the positive feedback.

  3. أم عبدالله

    شكرًا على هذه الوصفة الرائعة..كيف أصنع لو أردت إضافة اللحم؟

    1. A&LXawaash

      شكرا جزيلا لك

      يجب طهي اللحم اولا حتى ينضج، يمكنك ان تتبعي طريقنا هذه

      /recipes/lamb-stew/

      في طهي مرق لحم غنم مع مراعات التغيير في المكونات، يضاف البامية بدل البطاطس والجزر، يجب قلي البامية قبل اضافته الى المرق

    2. أم عبداللهأم عبدالله

      U jawaabaya A&L

      شكرًا جزيلاً للرد والتوضيح…سأجربها إن شاءالله

  4. أم عبدالله

    شكراً على هذه الوصفة الرائعة..كيف أصنع لو أردت إضافة اللحم ؟

  5. Krys

    This looks delicious! Thank you 🙂

    1. A&LXawaash

      Thank you for your comment. We are happy you like it.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Fuul

Ful Mudammas

Fiigan (xoolo la’aan)Quraac
ENSOFRع

Maraq Ari

Lamb Stew

Cuntada rasmiga
ENSOFRع