
Xumus
- English
- Hummus
- Français
- Houmous
- العربية
- حُمُّص
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Xumus
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta xumuska Digirta gasaca haddaad isticmaalaysid, biyaha ka daadi kaddibna biyo qaboow raaci.
Mukawinaadka oo dhan makiinadda ku shub, aan ka ahayn saliidda oliifada.
Shiid muddo 3 daqiiqo.
Si fiican u wada walaaq kaddibna laba daqiiqo shiid. Mar labaad walaaq, 3 daqiiqo kalena shiid.
Saliidda oliifada ku dar, si fiican u walaaq. Saliidda oliifada haddii lagu shiido, xumuska qaraar ayuu noqonaayaa
Waxa aad jeceshahay ku qaddim. Xumuska wuu ku fiican yahay in lagu qaddimo hilbaha solayga ah ama shawaarmaha.





Faallooyin
12 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Thanks i really liked
Thank you for your feedback.
mashaAllah aad ayaad umahadsantahay Xawaash Markasta waxaad soo bandhigtaan wax nagu cusub oo aad loo jeclaysto. karintooda iyo cunidooda. aa ayaan gu faa idnay mahadsanid
Adigaa mahadda mudan walaal. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid walaal.
Walaala yaal aad ayaad u mahad san tihiin sida aad noo bartaan cunada wanaag san Allah ajar ha idinka siiyo iyo waqtiga aad galiseen inaad walaalihiina aad wax bartaan . Anagan Allah naga dhigo kuwii wax ka barta xawaash.com, waan idinka sugeeynaa wax ka sii wanaagsan viva xawaash Wc
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada fiican. Qayr iyo farxad ayaan Eebbe kaaga baryaynaa.
MashaAllah aad ayaad umahadsantahay Xawaash Markasta waxaad soo bandhigtaan
wax nagu cusub oo aad loo jeclaysto. karintooda iyo cunidooda.
Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Waan ku faraxnay inaad jeclaatay.
thanks for the your good work my kids n hubby love it but i always buy aready made from the store..i like the ideas of letting us know whats next, so i bought the humuus i didnt know if tahini will be needed….thanks again
Thank you very much for your comment. God willing, next time we will let you know beforehand.