
Raacis
Qudaar
- English
- Veggie Topping
- Français
- Garniture de Légumes Sautés
- العربية
- خضار للأرز
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Yaanyada waxaa ku-riddaa shiidaha.
Kabsaro caleenta ku-rid.
Isku-shiid.
Bir dab dhexdhexaad ah saaran, saliida ku shub.
Bataatada (baradhada) ku-rid.
Xawaashka ku-dar.
Karootada ku-dar.
Maraq dajaajka ku-dar oo 3 daqiiqo kari.
Yaanyada iyo kabsarada aad shiidday ku-dar oo walaaq.
Biyaha ku-shub.
Dabool, oo 15 daqiiqo kari.
Barbarooniga ku-dar, oo 2 daqiiqo kale kari.





Faallooyin
16 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Hi,Looks yummy. I love Somali food and look forward to making these recipes.I wanted to ask what is this “vegetable seasoning in the ingredients you have listed?
Thank you!
Thank you very much for your comment. In this recipe we used Vegeta, but you can use any seasoning salt.
ASC! i wanted to cook this but i have one question though, do i have to have the sweet pepper or i can do this without it? thank you for your help.
Wa’alaikum As-salam Warahmatullahi Wabarakatuh,
You can do without the sweet pepper but it gives the dish a nice flavour. Happy Eid.
I boil all my potatoes to be soft for no matter what I’m doing because I do not want it to be hard. In this dish I can wish to boil the potatoes right ?
There is no need to boil the potatoes for this recipe. Cut them as thin as we did and follow the recipe and they won’t be hard. When you fry thin sliced potatoes it takes between 10 to 15 minutes depending on the heat. If you are cooking them in a stew it depends on how thin the liquid is. The thicker the liquid, the longer it will take for the potatoes to cook. Acidic liquids like tomato sauce will also increase the time it takes to soften raw potatoes.
Thanks for putting this up . It looks really good . Mashallah!
Thank you very much for your comment.
asc walaalayal waad ku mahadasaantihiin sidaad noo cawiseen oo aad nogu sahasheen inaan karasano cunoyiin qiimo lehd gabadha walaasheye ahaana gacaanteeda allahaa uu barakeyo
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Waad ku mahadsan tahay faalladaada wacan.