
Xawaash
- English
- Xawaash – Somali Spice Mix
- Français
- Xawaash – Mélange d’épices somali
- العربية
- حوائج – بهارات صومالية
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Xawaash
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Mukawinaadka Diyaarinta Bir dab dhexdhexaad ah saaran, ku-shub carafta (buhaaraadka), aan ka-ahayn huruudda.
Dub 4 ilaa 5 daqiiqo ama ilaa ay kuusoo carfaan. Yaysan kaa gubanin. Wax yar in la saloolo waxay dhaantaa inaad wax badan saloolishid.
Sug ilaa kulaylka uu ka-dhaco.
Ku-shub makiinadda lagu shiido.
Si-fiican u-shiid.
Hadba xoogaa shiid.
Shaq-shaq, kuuskuuska shiidid ku-celi.
Huruudda ku-dar.
Weel aan hawo galayn ku-shub.
Carafta, aan ka ahayn huruudda, ku-shub mooyaha
Si-fiican kasha ugu shiid
Hadba xoogaa shiid
Shaq-shaq, kuuskuuskana shiidid ku-celi. Huruudda ku-dar, kaddibna weel aan hawo galayn ku-shub





Faallooyin
115 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Where can I buy the Chicken Bouillon Powder you guys use?
Hi I love ur recipes, I live in Canada I would like to buy the xawash bouillon powder please tell me where to buy please thanks
Greetings from East Africa.
Thank you for your blog. It has made my Somali husband very happy.
Question: I thought I saw one time that you made Xawaash Vegetable Seasoning. I looking to reduce chemicals in our diets and want to take out Maggi. Can you tell me how to make Xawaash Vegetable Seasoning?
Thank you in advance.
Nabad iyo Caano, Lula
As salaam wu alaykum wa rahmatullahi wa barakahtu. I really appreciate and value your work and effort in establishing this site and the youtube channel. It has been of benefit to me. Shukraan. May Allah azza wa jal reward you with abundant good for it.
Fee amin Allah
Wa salaam wu alaykum wa rahmatullahi wa barakahtu.
Thank you very much for heartwarming comment. God bless you.
Hello,
I wanted to know is Xawaash Bouillon Powder and Xawaash spice mix the same? If not what are the recipes?
Thanks
Here is the link for the the xawaash spice mix recipe /recipes/xawaash-somali-spice-mix/. Xawaash bouillon powder is a stock mix.