
Cuntada rasmiga · Raacis
Qudaar
- English
- Mixed Vegetables
- Français
- Légumes mélangés
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Yaanyada iyo kabsarada isku shiid.
Basasha iyo tuunta saliidda ku-dallac. Maraq qudaarta ku-dar. Bataatada iyo karootada ku-dar oo 10 daqiiqo kari.
Yaanyadii iyo kabsarada aad isku shiidday ku-dar. Toban daqiiqo kari.
Zukiinida ku-dar. Isla markaa, digirta ku-dar. Dabool oo 3 daqiiqo kari.





Faallooyin
36 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Ahhhh 🙂 Thank you!!
Salam,
I am really excited about finding your blog. Could you please tell me what is the “vegetable seasoning you have used in all your vege dishes. Also what is this “Vegeta seasoning mix” in this recipe? Or are they the same? I am really excited. Also, I would love to request you to make more vegetarian and legume dishes for people who don’t eat meats 🙂
Thank you.
Hena
We are happy that you have joined Xawaash.com. Thank you very much for your comment. Some vegetable seasoning give you better results than others. We use Family brand seasoning salt nowadays. God willing, we will post more vegetarian recipes.
U jawaabaya A&L
Thank you for your reply 🙂 If vegetable seasoning and vegeta seasoning is just average seasoning from market, how does one get the “Somali” taste in all these dishes? I love it so much. Thank you again!!
U jawaabaya Hena
You can use the Somali spice mix Xawaash. Here is a link on how to make it /recipes/xawaash-somali-spice-mix/.
I live in a vegan house and our new housemate (who is from Somalia) hasn’t been sure what to cook for us so I’m really pleased to find the vegan tag on this site. Thanks 🙂
We are happy that you like the vegan category on our site. We hope to post more vegan recipes. Thank you.
Asc, bacdal salaan, inbadan ayaan sameeyey qudaartaan oo aad ayaan ujecelnahay aniga iyo familigeyga, mahadsanidiin. Waxaan ka qabaa su’aal digirta, aniga Lima beans kuwa aan kahelay dukaamo badan (waxaan deganahay Norway) waa nooc ka waaweyn tan aad isticmaasheen. Ma iskumidbaa? tankale Zucchiniga yaryarna waan waayay oo waxaan isticmaalay 1 xabo oo roon. miisaan ahaan maqiyaasi kartaa sadexda xabbo intay udhigmaan? waayo waxaan dareemayaa inuu aad ubadanayo.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waan ku-faraxnay inaad jecleysateen qudaarta andiga iyo reerkaada. digirta nooca waaweyn waad isticmaali kartaa. Zucchini-gana ka-yareey, hal ayaad isticmaali kartaa ama hal iyo bar. Maraqa markaad karinaysid waxa aad jeceshahay waad ku-dari kartaa, ma’ahan sida waxyaabaha la-dubo oo kale (doolsho, buskud, rooti, iwm). Waxyaabaha la-dubo (baking) waxay u-baahan yihiin cabbirro 100% sax ah.
My potatoes turn out hard if I do not boil it first even when I am cooking suugo or suqaar. Can I just pop my potatoes in like you did in this dish here or will It turn out hard or should I just boil it. I’m always worried about my potatoes turning out hard and do not know what to do.
If you dice the potatoes and cook the way we did you should have no problem. You do not need to boil the potatoes for this recipe. You can boil potatoes if you are using them for tomato sauce, as it takes longer to cook.