
Malaay Qumbe
- English
- Swahili Fish Curry
- Français
- Curry de Poisson Swahili
- العربية
- سمك بصلصة الكاري
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Mchuzi Wa Samaki
geedo udgoon
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta kalluunka Geedaha isku shiid.
Bir dab dhexdhexaad saaran ku shub saliidda iyo geedaha aad shiidday. Walaaq oo kari muddo 1 daqiiqo.
Ku dar tuunta (toonta) iyo sanjabiisha.
Ku dar yaanyada la jarjaray, kaddibna walaaq.
Ku dar yaanyo shiishiid. Si fiican u walaaq. Kari muddo 2 daqiiqo.
Caanaha qumbaha ku dar.
Ku dar maraq qudaarta.
Basbaaska iyo kabsara caleenta ku dar, si fiicanna u walaaq.
Malayga ku rid. Kari muddo 3 daqiiqo.
Malayga dhinaca kale u rog. Dabool oo kari muddo 4 daqiiqo kale. Liin dhanaanta ku miir, kaddibna ku qaddin Bariis Kaamuun iyo Bataato.





Faallooyin
22 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Dear cousin, I’m so glad that you have this blog. It gives me the possibility to show my daughter some of the Somali dishes. Thank you so much and lots of love from Germany. <3
And once I add vegetable seasoning in the beginning do I add it again the second time around when you did?
Can I add vegetable seasoning in the beginning because I do not have xawaah sister.
The vegetable seasoning has salt in it, we use it in place of salt. You cannot use it twice. Use ground coriander if you don’t have cumin. If you don’t have both, use curry powder instead.
Hi
I love your site, this recipe was easy to cook, maybe it was my lack of skills but I found the flavouring to be too mild, would you mind putting up the other recipe?
Many thanks
A
It was our intention to make it a mild dish. God willing, we will post spicier curries. Thank you.
Asalamu-Aleykum,
Walaal malaaygan waan sameeyey,lakin aad ayuu iiga jilcay oo wuu wada burburay. Waxaan isticmaalay frozen fish oo in badan banaanka yaalay si uu barafka uga dhaco. maxaan sameeyn karaa si uu iiga burburin malaayga, Mahadsanidiin.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Malaayga barafka ah wuu ka-duwan yahay kan cusboon (fresh-ka ah). Waqti ka-yar kari, waxaana isticmaasha qaaddo ballaaran markaad gaddinaysid.