
Baasto Toonno
- English
- Tuna Pasta
- Français
- Pâtes au Thon
- العربية
- مكرونة بالتونة
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta baasto toonno Bir dab dhexdhexaad ah saaran, ku shub saliidda. Tuunta ku rid kaddibna walaaq. Isla markii yaanyada ku dar si fiicanna u walaaq. Kari muddo 5 daqiiqo.
Ku dar toonnada la burburiyay, si fiicanna u walaaq.
Ku dar labada nooc oliifo, maraq digaagga iyo biyaha yaanyada oo miraha laga miiray. Si fiican u walaaq.
Ku dar basbaaska iyo liin dhanaanta, kaddibna walaaq.
Biyaha karkari, kaddibna cusbada iyo baastada ku dar. Baastada kari ilaa bisaylka wax yar uga dhimanaado. Waxaa reebataa ½ koob biyaha baastada, kaddibna baastada biyaha ka miir.
Baastada suugada ku kor dar.
Reexaanta iyo biyaha baastada ku dar, kaddibna si fiican u walaaq.
Farmaajada ku dar, kaddibna walaaq.
Ku dar saliidda oliifada, kaddibna walaaq. Isla markii qaddin intay qaboobin.





Faallooyin
18 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
I made this today it was so yummy! Masha’Allah
سلام عليكم الإخوة الكرام. بداية يعجز لساني عن شكركم لأنني بمعرفة موقعكم هذا بإمكاني ان اطبخ مأكولات طيبة المذاق وشهية …..
You guys just saved my marriage
Thank you very much for making this blog!
I can finaly learn how to cook all these #Somalifood #thankyou
aad baad ugu mahadsantihiin waxa badan baad naga cawiseen wllo suaal ban ku weydiyey hadanan meshan jogno laga isticmaalin Farmaajo Barmijaano maxaan ku badashaa boskaas
Thanks for a very nice recipe! I tried it and loved it. When I found your blog some weeks ago I also tried the egg salad and cardamom cookies recipe. Cookies were good too but this was best! I like how you make videos of the recipes and the whole site looks so professional. You really put your heart into this! What a great job you are doing.
Thank you very much for your heart-warming comment. We are happy that you like the recipes.