Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Buskud Laws Bikaan
Buskud · Macmacaan

Buskud Laws Bikaan

English
Pecan Cookies
Français
Biscuits à la noix de Pécan
العربية
بسكويت جوز البقان

Waxaa qoray · ·

8 mukawin 6 tallaabo Diyaarin 25 daqiiqoKarin 20 daqiiqoWadar 50 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Buskud Laws Bikaan

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta buskudka
  2. Sokorta iyo buurada isku qas muddo 2 daqiiqo, kaddibna ku dar saliidda, cusbada, faniilaha iyo ukunta. Haddana isku qas 2 daqiiqo kale, dhinacyadana nadiifi.

  3. Ku dar lawska shiidan iyo burka. Si fiican isku qas.

  4. Wareeg 1-in. ah u sameey. 1-in. kala fogeey saxanka markaad saarto, 40 xabona ka dhig.

  5. Ku dub foorno lasii kululeeyey 380°F/193°C muddo 20 daqiiqo.

  6. Isku qas budada sokorta iyo sokorta faniilaha leh.

  7. Buskudka markuu qaboobo ku kor shub.

Sawirro

Faallooyin

13 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. wafa

    salam alykum. your recipies are amazing. always makes me proud when people come over and now im never afraid to invite people and show off those amazing dishes. just a quick question. i want to make this pecan cookie. i have guests coming over on sunday insallah and wanted to make it a night in advance or even friday night. will it remain fresh and how far in advance can i make it. also your mamoul how in advanced can i make it. and how long can it be stored for?

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Thank you very much for your kind comment. You can bake them one week ahead. They both last 2-3 weeks.

      Sorry for the late reply. We were extremely busy.

  2. mansurah

    assalamualaikum…i really love to watch all your video in youtube .all recipe are amazing.

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for your comment. We are happy you like the recipes and the videos.

  3. sabrina

    Asalamu alaykum, i was just wondering if you can make the recipe to pecan tarts in sha allah. i would really appreciate it. jazakullah khairan 🙂 wasalamu alaykum.

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      We will add it to our to do list. Thank you for your comment.

    2. A&LXawaash

      God willing, we will add it to our to do list. Thank you for your comment.

  4. karawai

    these were really nice and who are you a&l are you like the blogger

    1. A&LXawaash

      Thank you very much. Please go to the about section to find more about us.

  5. Farah

    These taste really good. I didn’t have pecan. So I used ground pistachio with found peanuts and it is so easy to make. And really nice even withouth powdered sugar! Great job

    1. A&LXawaash

      Wonderful! Never stop experimenting.

Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Doolsho Cananaas

Pineapple Upside-Down Cake

CagaaryahanDoolsho
ENSOFRع