
Farni Cad
- English
- Firni
- Français
- weli lama turjumin
- العربية
- مهلبية
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta farniga Caanaha iyo sokorta ku shub digsi dab dhexdhexaad ah saaran.
Waraangada iyo ½ koobka caanaha isku dar. Si fiican u walaaq ilaa uu kuuskuuska ka baaba’o.
Waraangada ku dar markay caanaha soo xumbeeyaan, kaddibna si fiican u walaaq. Kari muddo 1 daqiiqo.
Ku dar maa’ alwardiga, si fiicnna u walaaq. Dabka ka demi.
Lix baaquli ku kala shub, kaddibna markuu kulaylka ka dhaco, qaboojiyaha geli muddo 3 saacadood.
Fustuq ku qurxi intaadan qaddimin.





Faallooyin
7 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Cunoyinkaga aad aya uladhacay thanks adiga iyo saygaga wa idin mahad celinaya alaha ina barakeyo aamin
Assalamua Alaikum,
Amazing! Thank you so much for posting this I have only enjoyed it in fancy afghani restaurant never thought I could find a recipe. Quick question where do you get rose water from? I live in Alberta, Canada I can’t find it around me :S
Thanks in advance
Umm Maria
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Did you try ethnic stores? Indian and middle eastern grocers cary it. If you cannot find rose water then look for orange blossom water or kewra water.
Ramadan Kareem.
asc walaalahay qaali ah waa mahadsantihiin cuntooyinkiina macaan ee aad na barteen ajar allaha idinka siiyo! waxaa igu cusub alaabtaan maanta kahor ma arkin mana maqlin(firni) sideeda maa loo cunaa markay qabowdo teeda kale labaniyad ooo kale miyaa mida jaala ah thank u so much.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Sida aad sheegtay, waa sida labaniyad oo kale. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid walaal.
Never knew it was so easy. thank you for posting the professional way.
We are glad you liked it.