
Macmacaan
Qumbe
- English
- Coconut Sweets
- Français
- Bouchées à la Noix de Coco
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Diyaarinta weli laguma turjumin Af-Soomaali.





Faallooyin
44 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Dear A&L;
I am happy to see your amazing way of telling the world the beauty of our culutre. I miss all this food which reminds me the beauty of my childhood. kindly tell me how to do bur qumbe.
Regards
Dear Salma, thank you so much for your kind words and for taking the time to comment. Do you mean singooni?
asalam aleykum
i would like to know if you can get recipe of peanut(kashata)thats if possible.merci
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Here is a link for kashaata recipe /recipes/white-coconut-sweets/. Thank you.
sc walaayaal aad ayaad umahadsantihiin runtii waxaad isoo xasuusisaan nolashii barisamaadkii ilaahow wadankeenii sadisii noogu celi idinkana misaankii xasanaadka ilaahey ha idiin saaro.su aal ayaan rabi lahaa inaa idinweydiiyo oo aan wali ku arkin nac-nac luubaanigii see loo sameenjiray ?hadaa noo soo galin la heedaan waan idinkaga mahadin lahaa.wc
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aamiin. Walaal Kowsar, waan ku faraxsan nahay inaan ku soo xasuusinay barisamaadkii. Waa ku mahadsan tahay faallada fiican iyo ducada. Nac nac luubaani weli ma samayn, Hadduu Eebbe idmo waan samayn doonnaa. Mahadsanid walaal.
may allah bless you
Thank you very much. May God Almighty bless you too.
asc wr wbr walaalayaal aad aa u mahadsantihiin qunbaha aan idin weydiiyay waa kan waa ku mahadsantihin marlabada aniga hadan qaladkeyga fahmay aniga waxn isku samen jiray qunbaha qalalan iyo sokor bas marka ilaah ajar haidinka siiyo sida aad walaalihiina soomaaliyeed u caawineesiin adinkana allaha idin caawiyo
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aamiin walaal. Waa ku-mahadsan tahay hadalada wacan iyo ducada wanaagsan. Waan ku-faraxnay waxa aad raadinaysay inaad heshay. Mahadsanid.