Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Macmuul Timir
Buskud · Macmacaan

Macmuul Timir

English
Date Maamoul
Français
weli lama turjumin
العربية
معمول تمر

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 13 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 1 saac 5 daqiiqoKarin 40 daqiiqoWadar 1 saac 40 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Macmuul Timir

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta macmuulka timirta
  2. Timirta lafaha ka saar. Bir dab dhexdhexaad saaran, ku rid timirta, haylka, qorfaha iyo buurada la gaduudiyay ama subag, kaddibna kari muddo 3 daqiiqadood. Markay timirta qabowdo, u qaybi 42 gabal isle’eg, kaddibna sida banooni u kuuskuus.

  3. Isku dar semoliinada, burka, sokorta, cusbada, beekin baawdarka, iyo faniilada sokorta leh, kaddibna si fiican u qas.

  4. Buurada ku dar, kaddibna si fiican u walaaq. Farahaada isticmaal si aad u hubisid in ay buurada wada gaartay.

  5. Caanaha ku dar, kaddibna si fiican u qas. Aad ha u rifaaqin si uusan buskudka u adkaanin.

  6. Cajiinka u qaybi 42 gabal isle’eg, kaddibna kuuskuus.

  7. Cajiinka calaacasha ku kor ballaari, kaddibna timirta dhexda ka geli. Daawo fiidiyaha.

  8. Cajiinka qoriga macmuulka saar, kaddibna hal mar calaacasha ku riix.

  9. Istiraasho miiska saar, kaddibna qoriga geddi ee miiska ku dhufo si uu cajiinka uga baxo. Buskudka ku saf saxan foorno saliid la mariyay, kaddibna ku dub foorno la sii kululeeyey 380°F/193°C muddo 18 daqiiqo.

  10. Haddaadan qoriga heli karin, macmuulka gacmaha ku kuuskuus. Ku dub foorno lasii kululeeyey 380°F/193°C muddo 20 daqiiqo.

Sawirro

Faallooyin

22 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Arlette Melcher

    Hi! I would like to buy the 3 ma’amoul molds

    shown above. I have been looking all over the internet for these. If they are for sale, can you let me know the address and the price to send for these molds. Thank you.

    Arlette

    Sudbury Ont. Canada

  2. Linda Ikuta

    I like dates. We always buy ours from Coachella, CA. every fall when ripe. Looking for date recipes I ran across ma’amoul. I am going to try making these.

  3. fadumo ali

    www masha allah i loved it. it was amazing masha allah guys well done

  4. Sahrina

    Assalaamalaikum

    These look amazing and I can’t wait to try them! I do have a question. I’ve got with me roasted semolina (or ‘sooji’ as we call it in Hindi) and it is a little coarse. Would that work here in this recipe? Maybe I could blitz it up briefly to make it finer? And would it being roasted be an issue?

    Would love to hear from you! Thanks

  5. rawan

    سميد ناعم عادي ولا سميد فرخه؟وشكرا

Feetamuus

Masoub

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Baqlaawe

Baklava

Macmacaan
ENSOFRع