
Macmacaan
Kashaato
- English
- White Coconut Sweets
- Français
- Bonbons Blancs à la Noix de Coco
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Diyaarinta weli laguma turjumin Af-Soomaali.





Faallooyin
113 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Asc,su’aal?
Meento maxaa laga wadaa micnaha af somali miyaa Meento mise waa afka qalaad.
Waa caraf sida vanilla-da oo kale. Nacnaca ayaa lagu daraa, cabitaanna waa laga sameeyaa. Af-Carabi waxaa lagu yiraahdaa نعناع. Af-Ingiriisiga-na waa “mint.” Soomaaliya meento ayaa loo yiqiinay.
i tried once it was great thank guys but i was wondering do i have to add the mint or is it optional. thnkz again
It adds a nice flavour, but you don’t have to add it.
asc walaalahayga qaaliga ah ee aan wadaagno somalinimada iyo diinteena qaaliga ah waxaan mar labaad idiin leeyahay mahadsanidiin sida sharafta ku dheehan ee aad iiga soo jawaabteen salaantii qiimaha lahayd ee aan idiin soo direy markale wcsw waxaan idiinka codsanayaa hadii ay jiraan wax fiidiyow ah oo maqal iyo muuqaal ah oo ku baxaaya luuqadaha ingriiska iyo soomaliga waad ii soo gudbin kartaan si aan aga faa iideysto ugana faa iideyo caruurta soo koreysa tlfkiina oo toos ah hadii uu maquul yahayna waan idiinka codsanayaa si aan idiinkala soo xariiro sharaf iyo qeyr baan idiin soo gudbinayaa mahadsanidiin
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waa mahadsan tahay walaasheenna qaaliga ah. Annaga ma naqaan fiidiyow oo af Soomaali iyo af Ingriis ah. Waxaan bahda Xawaash ka codsanaynaa qofkii yaqaana inuu u tilmaamo walaasheenna. Hadduu Eebbe idmo e-mail-ka ayaan kaala xiriiraynaa. Mahadsanid.
ASC, walal hal mushkilo ayaa i haysata hadaad iga caawin karto, 3times oo kala duwan aa sameyay wee ii toosi la’dahay waxee iga noqoneysaa sidi nac nac luubaani oo kale ee isku jiid jiideysaa, maxee kula tahay inee iga qaldayihiin aad ayaa u mahadsantihiin.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waxaa muuqata sokorta inay kaaga badatay. Koobabka cabirka haddaadan istacmaalin waa adag tahay inuu tooso. Mida kale dabka hadduu ku daaho nac nac oo kale ayuu noqonaayaa. Waxaan rajaynaynaa marka soo socota inuu kuu tooso, Insha’Allah.
asc waxaan halkaan salaan qaali ah uga dirayaa websitkiin aad u qaali ah xageygana wax weyn oo mugdi badan naga haystey oo maanta naga saarteen jisaakumalaah qeyr ilaah ha idin dhowro adiga iyo inta aad jaceshahay oo muslin ah grazio
Waa ku mahadsan tahay salaanta qaaliga ah iyo faallada fiican. Waan ku faraxnay hadalada wacan ee qiirada leh iyo ducada. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa. Mahadsanid walaal.