This delicious dish might seem complicated at first glance, but it is really very easy when you break it down to its individual components. These are: the pasta, a meat sauce, and a béchamel sauce. The béchamel sauce is extremely easy if you follow the method we show in the video. There is no need to fight with lumps in your sauce.
It is an elegant dish and it is comfort food that would cheer you up. What we like most about this dish, is that you can make it ahead, refrigerate it, and bake it the next day. It is great when you invite guests and you don’t want to spend hours in the kitchen. It is also convenient, after a hard day’s work, to throw it in the oven as the family prepares for dinner.
When it comes to baked macaroni, there are two things that are important for us. We like a meaty sauce and we also like the dish to have a very generous amount of béchamel sauce. Those two things are what make the baked macaroni luxurious, indulgent, and soothing.
Ce plat délicieux peut sembler compliqué à première vue, mais il est vraiment très facile à faire quand on décompose chaque élément. Il y a les pâtes, la sauce à la viande, et une sauce béchamel. La sauce béchamel est extrêmement facile si vous suivez la méthode que nous montrons dans la vidéo. Il n’y a pas besoin de se débattre avec des grumeaux dans votre sauce.
C’est un plat élégant mais tout autant réconfortant. Ce que nous aimons le plus dans ce plat, c’est qu’on peut le faire la veille, le mettre au frais, et le cuire le lendemain. C’est parfait quand vous voulez recevoir des invités et que vous ne voulez pas passer des heures en cuisine. C’est aussi pratique, après une journée de travail, de le mettre au four pendant que la famille se prépare pour le dîner.
Pour le gratin de macaronis, il y a deux choses importantes pour nous. Nous aimons la sauce riche en viande et nous aimons aussi que le plat contienne une portion généreuse de sauce béchamel. Avec ces deux éléments, le gratin est riche, ravigotant et réconfortant.
Ingredients:
Serves 14-16
Meat Sauce:
½ cup (118 mL) Olive oil
1 Onion (finely diced)
1 Tbsp (15 mL) Salt
4 Garlic cloves (minced)
1⅓ lb (600 g) Ground beef
6 Tomatoes (finely chopped)
2 Tbsp (30 mL) Tomato paste
2 Tbsp (30 mL) Fresh basil
Bechamel Sauce:
½ cup (118 mL) Olive oil
½ cup (125 mL) Butter
1 cup x 237 mL (140 g) All-purpose flour
1½ litre Milk (we used 2%)
2 tsp (10 mL) Salt
2 Tbsp (37.5 g) Sugar
¼ tsp (2.5 mL) Nutmeg
½ cup (50 g) Shredded cheese (use any kind you like) – optional
Macaroni
1.1 lb (500 g) Penne
5 litres Water
6 Tbsp Parmesan cheese (grated) – optional
Waxa loo baahanyahay:
(Q.W. waa qaaddo weyn – midda cunnada lagu cuno) (q.y. waa qaaddo yar)
Meat Sauce:
½ koob (118 mL) Saliidda oliivada (زيت الزيتون)
1 Basal (la-yaryareeyay)
1 Q.W. (15 mL) Cusbo
4 Tuun (toon) la-xoqay
1⅓ lb (600 g) Hilib shiidan
6 Yaanyo (aad loo yaryareeyay)
2 Q.W. (30 mL) Yaanyo shiishiid
2 Q.W. (30 mL) Reexaan
Beshameelka:
½ koob (118 mL) Saliidda oliivada (زيت الزيتون)
½ koob (125 mL) Buuro (زبدة)
1 koob x 237 mL (140 g) Bur
1½ litir Caano
2 q.y. (10 mL) Cusbo
2 Q.W. (37.5 g) Sokor
¼ q.y. (2.5 mL) Jows
½ koob (50 g) Farmaajo la-xoqay (waa ka-dayn kartaa)
Makarooni
1.1 lb (500 g) Makarooni “Penne”
5 litir Biyo (baastada lagu kariyo)
1 Q.W. Cusbo
6 Q.W. Farmaajo Parmijaano (waa ka-dayn kartaa)
Waxay ku-filan tahay 14 ilaa 16 qofood
Ingrédients:
Pour 14 à 16 personnes
Sauce à la viande
½ mesure (118 mL) d’Huile d’Olive
1 Oignon coupés en dés très fins
1 cs (15 mL) de Sel
4 Gousses d’Ail hachées
1⅓ livre (600 g) de Boeuf Haché
6 Tomates Hachées
2 cs (30 mL) de Concentré de Tomates
2 cs (30 mL) de Basilic Frais
Béchamel
½ mesure (118 mL) d’Huile d’Olive
½ mesure (125 mL) de Beurre
1 mesure x 237 mL (140 g) de Farine blanche
1½ litre de Lait (nous avons utilisé du lait demi-écrémé)
2 cc (10 mL) de Sel
2 cs (37.5 g) de Sucre
¼ cc (2.5 mL) de Noix de Muscade
½ mesure (50 g) de Fromage Râpé (celui de votre choix)- optionnel
Macaroni
1.1 livre (500g) de Penne
5 litres d’Eau
6 cs de Parmesan râpé (optionnel)
1- In a pan set on medium heat, saute the diced onions in the olive oil & add the salt. Cook for 3 minutes 2- Add the minced garlic and cook for 2 more minutes. 3- Add the ground beef and brown the meat (about 10 min.). 4- Add the chopped tomatoes. 5- Add the tomato paste and cook for 10 minutes. 6- Add the fresh basil just before turning off the heat.
1- Bir dab dhexdhexaad ah saaran, waxaa isku dartaa basasha, saliidda iyo cusbada. 3 daqiiqo dallac. 2- Tuunta (toonta) ku-dar, 2 daqiiqo oo kale dallac. 3- Hilibka shiidan ku-rid. Kari ilaa uu xoogaa gaduuto (10 daqiiqo). 4- Yaanyada ku-dar. 5- Yaanyo shiishiidka ku-dar. Toban daqiiqo kari. 6- Reexaanta waxaa ku-dartaa markaad suugada dabka ka-dajin rabtid.
1. Dans une sauteuse chauffée à feu moyen, faire revenir l’oignon dans l’huile d’olive et ajouter le sel. Cuire 3 minutes. 2. Ajouter l’ail haché et cuire pendant 2 minutes. 3. Ajouter le boeuf haché, faire brunir la viande (environ 10 minutes). 4. Ajouter les tomates hachées. 5. Ajouter le concentré de tomate et cuire pendant 10 minutes. 6. Ajouter le basilic frais juste avant de couper le feu.
1- In a 4L pot set on medium heat, add the butter & olive oil. 2- When the butter melts, add the flour. 3- Stir vigorously. Cook for 5 minutes until the mixtures foams and has a nutty smell. 4- Add 1 litre of milk and whisk vigorously. 5- Add the salt and stir constantly. 6- When the sauce starts to thicken, add ¼ litre milk. Add the remaining milk when it starts to thicken again. 7- Add the sugar. 8- Add the nutmeg. 9- Add the shredded cheese, if using.
1- Digsi (4L qaada) oo dab dhexdhexaad ah saaran, waxaa ku-shubtaa saliidda, buuradana ku-rid. 2- Markay buurada dhalaasho, burka ku-dar. 3- Si-fiican u-walaaq. Shan daqiiqo kari ilaa uu ka xumbeeyo, burkana soo carfo. 4- Caanha ku-shub, labahana si-fiican ugu walaaq. 5- Cusbada ku-dar. 6- Markuu beshameelka soo culusaan rabo, ¼ litir caano ku-dar. Haddana hadduu cuslaado, caanaha ku-dhamay. 7- Sokorta ku-dar. 8- Jowska ku-dar. 9- Farmaajada ku-dar, hadaad isticmaalaysid.
1. Dans une grande casserole (contenance 4L) sur feu moyen, mettre le beurre et l’huile d’olive. 2. Quand le beurre est fondu, ajouter la farine. 3. Touiller vigoureusement. Cuire 5 minutes jusqu’à ce que le mélange se mette à mousser et dégage un parfum de noisette. 4. Ajouter un litre de lait et fouetter vigoureusement. 5. Ajouter le sel tout en continuant à fouetter. 6. Lorsque la sauce commence à épaissir, ajouter ¼ de litre de lait. Ajouter le restant de lait lorsque la sauce épaissit à nouveau. 7. Ajouter le sucre. 8. Ajouter la noix de muscade. 9. Ajouter le fromage râpé, si utilisé.
1- Bring 5 litres of water to a boil and add 1 tablespoon of salt. 2- Add the penne and cook for 8 minutes. 3- The penne should be a little underdone as it will finish cooking in the oven.
1- Karkari 5 litir oo biyo, cusbana ku-dar. 2- Makaroonida ku-shub. 8 daqiiqo kari. 3- Makaroonida oo wax yar u-dhiman tahay ka-deji. Foornada ayay kusii bislaan doontaa.
1. Faire bouillir 5 litres d’eau avec un cuillère à café de sel. 2. Verser les pennes et cuire 8 minutes. 3. Les pennes doivent être à peine cuites, elles finiront de cuire dans le four.
1- Spread ⅓ of the meat sauce at the bottom of a 13″ x 9″ x 3″ baking dish. 2- Add some of the bechamel sauce to the cooked penne. 3- Make a layer of 1/2 the pasta. 4- Add a layer of the remaining meat sauce. 5- Sprinkle half of the grated cheese and some shredded cheese, if using. 6- Add a layer of the remaining pasta. 7- Pour the bechamel sauce on top. 8- Sprinkle the remainder of the grated cheese. 9- Bake at 380°F/193°C for 45 minutes.
1- ⅓ oo suugada ku-fidi saxan cabbirkiisa yahay 13″ x 9″ x 3″. 2- Makaroonida aad karisay xoogaa beshameel ah ku-qas. 3- Makaroonida nuskeeda ku-fidi. 4- Suugada hartay ku-fidi. 5- Farmaajo kor uga-shub. 6- Makaroonida hartay ku-fidi. 7- Beshameelka ku-shub. 8- Farmaajada kor uga-shub. 9- Ku-dub foorno kulaylkeeda yahay 380°F/193°C muddo 45 daqiiqo.
1. Étaler le tiers de la sauce à la viande au fond d’un plat à gratin de 30cmx22cmx8cm. 2. Verser un peu de béchamel dans les pâtes cuites et remuer. 3. Ajouter une couche avec la moitié des pâtes. 4. Ajouter une couche avec le reste de sauce à la viande. 5. Saupoudrer la moitié du parmesan et la moitié du fromage râpé (si vous en utilisez). 6. Refaire une couche de pâtes avec le restant. 7. Verser la béchamel sur le dessus. 8. Saupoudrer avec le restant du parmesan râpé. 9. Cuire à 380°F/ 193°C pendant 45 minutes.
wow this looks delicious i cant wait to make it, hopefully today inshallah. it looks just like pasta al forno my favourite.thank you so much for posting this.
We will wait to hear how it turned out for you. Thank you for the comments.
MAA SHAA ALLAH WALAL AJAR BADAN ALLAH HA KAA SIIYO AAKHIRRO JANAAN KUU RAJAYN BI´ID NILLAAH GACMAHAAGANA ILAAHAY HAKUU BARAKEEYO AMIIIIIIIIIIIN ANAGANA KUUWII KAA BARTAY OO SAMEEYASTA ALLAH HANAGA DHIGO DUCADANA AAN KAA ILOOBIN OO ABAAL CELINA GARANAYA WAA MAHAD SANTAHAY WALAL
Walaasheena qaaliga ah Nimco, Khayr badan iyo xasanaat ayaan kuu rajaynaynaa. Aad ayaad ugu mahadsan tahay faalladaada wacan iyo ducadaada.
asc walal thank you i love makarooni alfoorno i will try and let you know waa dish aad u qurux badan jasaakumi laahu qeyr
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Not only does it look nice but it is also very delicious. Keep us posted.
asalem alekum akhii. waad ku mahad san tihiin sida wanagsan aad sameyneysaan ,,,,,inshaALLAH ajir iyo xasanaad Allah idin siiyo,,,
waxaan codsan lahaa hadii aad awoodiin inaa sameysiin keeg oo si fican loo sharxay cml.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Adigaa mahadda mudan walaal. Hadduu Ilaahay Idmo waan soo gelin doonnaa. Mahadsanid.
waaw. masha Allh waad ku mahadsantihiin cuntada macaan aad noo soo saarteen, runtii waan ka helaa, webside kiina, aad ayaan ugu helay waxyabo badan ayaan ka faa,iday, ALLE ha idinka abaal mariyee….
waxa jaclaan lahaa in mac macaanka noo soo badisaan , yacnii kuwa kala duwan, thnks,
Waad ku mahadsan tahay faalladaada fiican. Waan soo dadaalaynaa.
asalaamu aleekum wallaalaheega qaaligoow maasha allaah tabaaraka raxmaan tislam ideek insha allaah adiga iyo reerkaga cafimaadsan iyo farxad kuwaara yarab yalqaaliya masha allaah manta wajbaddeyda mufadalkaa sobandhigtay masha allaah walaal makarona bilbashamil cunideda makaxiiso walaal dariiqadada adusameynesid masha allaah caleeki iga macaan igana qurxoon allaah walaal waniiga mahadcelinaa jamiican facal qeerigiina wanaagsan barakallaahu fiikum
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Ukhtuna alqhaliya UmAsmaa, aad ayaad ugu mahadsan tahay faallooyinkaada iyo ducooyinkaada. Waxa aan ku dhihi karnaa keliya Hadaa min dooqik.
khadija
A&L
Asalamu calykum walaal waad mahadsantihin, mansha Alah dishkani aad iyo aad ayu qurux iyo qimaba badan yahahy, mar labad aad ayan idinku mahdnaqaya , walaal manta ayan sameeyay aad iyo aad aya looga helay famaligaygu, duco badan ayaan idiin soo gudbinaya on la kobi karin, walaal A&l waxa aan odhan kara hadii somaliya maamulkeda la idiin dhibilaha, waxan qaba inay dagi lahayd. wayo laba ruxu oo daacad ah ayaad tihin oon xasad ku jirin oo jecel inay walaalahoda wax la qaybsadan, horana u mariyaan, jisakmulahi khyran
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Waalaal Khadija xisbiyadii way bateen ee Xisbi Xawaash maa rabtaa inaad aasaastid?
Walaal dhowr siyaabood ayaa jira uu qof waddankiisa wax ugu qaban karo ee ma-ahan siyaasad keliya qof walba inuu ku-ordo. Annaga waxaan jecelnahay inay howsheenna noqoto inaan ka-qayb qaadanno dhisidda Bulshada Rayidka (Civil Society). Taas micnaheeda waa in qof walba uusan isku halayn dowladda. Qof walba qofka uu waxtari karo inuu gacan qabto. Sidaas ayaan ku guulaysan karnaa.
Waan ku-faraxnnay inaad jeclaateen makaroonida. Mahadsanid.
Salam, It’s me again!!! I just wanted to say it turned out great and delicious. I always said when I learnt to cook the food most people only make when they have guests I would always make those type of food, when ever I fancied it. Thanks to you guys I am able to fulfil my wish. May, Allah, give you guys AMREE TAWEEL. BTW, I hope I spelt this correctly. I sure would be making this once a week or every other week… LOL, I wanted to eat the whole dish by myself heheh:)
We are happy that it turned out great for you. Thanks for sharing your experiences with us. Please don’t eat the whole dish by yourself!
khadija
A&L wadsalaman tihin , walaal waxa an uhaystay in anu horeba ugu jiray xisbiga xawaash. Aniga iyo dadka websidhkina isticmalaba,marka awalba xisbi jira oo dacad isu ah aynu ahyn inaga oo an is arag, halkas ayaynu si wacan uga xidhidhna, marka wan idin ducayne ( Ilahay ha naga Aqbalo Amiin) hawsha aad haysana Ale ha idinla qabto.
Waxaad tahay walaal qaali ah iyo member muhiim ah. Khayr ayaan kuu rajaynanaa.
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahiin, waxaa na wareeriyay web pages siyaasad uun ka hadla marka thank you so much waa page fiican oo lagu nasto, Ilaahay ha idinka abaal mariyo. cuno samaysku waa farshaxan qiimo leh. keep up the work!
Adigaa mahadda mudan. Waad ku mahadsan tahay faalladaada wacan.
ASc walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin dhamaan inta isu howshay garab istaaga bulshada soomaaliyeed iyo aqoon kor dhintiina. in taas ka dib walaal waxaan jeclaan lahaa ama aan codsan lahaa inaad nabartaan sida loo sameeyo toortada, awaalkiina ma ilaawi doono
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay walaal. Hadduu Ilaahay iddmo waan soo gelin doonnaa toorto sida loo sameeyo.
masha alah macalinka cuntada caadi mahaa waa kabaxasdeen saxiib sas ayaa leydinka rabaa top chef ayaa tahiin labdiina iyo asxabtiiba kale nolada
Mahadsanid walaal Anwar.
Salaan qaali ah kadib A&L,
Cashadaan karinteeda waqti badan waaye aadna waa u macdahay….lakiin wax express ah aan rabi lahayn…malagaa dalban karaa…thx
Haddaad suugadda maalin ka-hor karsatid way kuu sahlaysa. Annaga wax halbil nagu filan ayaan karsanaa, dhalooyin intaan ku shubno barafka ayaan gashannaa. Makaroonida, Lasanyada ama Baastada haddaan karsanayno waqti badan nagama qaadato. Hadduu Ilaahey yiraahdo waxyaabo dhaqsa ah waan soo gelin doonnaa.
manshalah! tried this recipe 2months ago n it came out super.manshalah n jazakalah xawaash.keep up the good job n post more recipes especialy mains dish.
Thank you so much for your comment.
thanks for posting this i got some tips that i was lacking
Thank you for visiting Xawaash.com and commenting.
asc ,,,,,,,,wan ku salamay abaayo macan ilhay qer haku seeyo wan ka faidistay Xawaash.com ..xabibtii waxan rabah inan barto pizza lkn wan ka waya meshada hadad no so galin karto pilzzz thnkiss walalo
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Mahadsanid walaal. Hadduu Ilaahey yiraahdo pizza fiican ayaan soo gelin doonnaa, ee wax yar inoo samir.
Hi again, I am attempting to make this one….I want to make this but really afraid of the dough part…. Somehow I think I will not succeed as dough is not my strong “recipe…” help…. What can I do with the dough? Is there an alternative? Any suggestions?
There is no dough in the Baked Makaroni. Do you mean the bechamel sauce or are you talking about a different recipe?
Hi, sorry about the confusion. Yes, you are right! The bechamel sauce. I am confused about that section, your directions are VERY CLEAR, but it’s me that I don’t trust. I was thinking perhaps there is a way to go around that section. Thanks for the prompt reply!
Don’t be intimidated by it as it is very simple. Go for it and just do it. You will be amazed at how yummy is tastes. Follow the directions closely and let us know.
Masha Allah walalahena cunada quruxda badan halkan nogu so bandhiga waad mahad santihiin, basta al foorna wan sameyay mahadsanidiin.<3
Adigaa mahadda mudan. Mahadsanid.
i love the way you cook…Thank you:)
You are most welcome. Thanks for the comment.
asc walaalayaal masha allaaah aad baan ugu farxay aqoontiina wacan aad bulshada uso gudbinesaan illaah ha idinka abaal mariyo wad mahadsan tihiin illaah waxaad jeceshihiin oo kheyr ah ha idin siiyo waxyaabo badan ban idinka bartay masha allah
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Aamiin walaal. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay ducada iyo faallada. Waad ku-mahadsan tahay. Intaad noogu ducaysay iyo in ka-badan ayaan Ilaahay kaaga baryaynaa. Mahadsanid walaal.
plzzzzzzz kashaaato ban muqdisho markan joogay u aqaan magaranayo mac macaan ka bey kamid aheyd plz ma ina bari kadhan ad ban ujecla qunbaha bay kasamesned walaalo
Kashaato mar hore ayaan soo gelinay. Linkiga waa kan http://xawaash.com/?p=2967.
Thank you so much i made this twice during ramadhan and it turned out so good. the kids are picky eater but they loved this so much and are always asking me to make it again so i am back to refresh my memory.thank you
Thank you for sharing your experience with us and for letting us know that you liked the baked macaroni. It is always great to hear when the kids enjoy the recipes. Thank you.
i wanted to use alferado suace instead of using Bechamel Sauce. is that okay or do i have to cook Bechamel sauce if i am making this.
thank you very much…
You can use alfredo sauce instead of bechamel sauce, but making bechamel is not at all difficult. Thank you.
thank you very much…nd i am 16 nd new cook and i am learning how to cook food from ur site….it help me alot..:)
You are most welcome. It makes us happy when hear the young generation also taking advantage of Xawaash. Thank you very much for taking the time to comment.
ASC. WALALAYAAL ALLAH QEYR AAN LASOO KOOBI KARIN HA IDINKU ABAAL MARIYO QALBIGA AYANAN IDINKAGA SOO DUCEEYAH WAAYO WEBSITE KAAN LA,AANTIIS DAD MASOOREEN.JISAAKUMU ALLAHU QAYRAN
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Martida soo dhoweynteeda iyo sooridda waa wax fadli badan leh. Waxaan ku-faraxsan nahay inaan kugu taageernay, in yarba ha-noqotee. Waa ku-mahadsan tahay ducada aad inoo duceeysid. Adigana in ka-bada Allah ha-kuu aqbalo. Diinteena waxay noo sheegtaa qofka walaalkiisa u-duceeya isagana malaa’igta ayaa u-daceeysa.
Hayaay wacdaraa ka dhacay, heedhe dhareerka iga socda bal arka! Xamareey yaa ku xaal marinayya, bal goormaa baastoAlfoorno iigu dambaysay, Mahadsaniddin kun iyo kow jeerba, caawo hurdo waa iga duushay xagginaan ku soo maqnahay. I thank you from the bottom of my heart.
Waan ka xun nahay inaan ku hurdo seejinay. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid walaal.
a/s waan idin salmayaa dhamaan asxaabta gaar ahaan walalkeey xawaash.com aad baan ugu farxay websaydkaaga runtii waxaad tahay qof u faaiideenaya walalahiisa aad baan kugu mahad celinaynaa bro aniga naftigayga waxaan ahay dadka xiiseeya cuntooyinka karintooda waxaan leeyahay qibrad gaar ahaan waan jeclahaan lahaa inna isku darasano labad a qiradood waan jeclahay wax badan inana ka afaaiidaysto dabcan adigana inaad iga faaiidaysato marka ila soo xiriir adoo mahadasan.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada fiican iyo hadalada wacan aad inoo soo qortay. Hadduu Eebbe idmo waan kula soo xiriiri doonnaa. Mahadsanid.
I liked this recipe. But my family doesn’t like any kind of cheese.
Can i skip it or is there any substitution.
Jezakelah
It tastes better with the cheese, but there should be no problem in omitting the cheese. Thank you.
asc waxaan idikaga mahad celnaayaa sida faseexa ah ee aad wax noogu sharaxdaan waxan kabxayaa school lacag laan ah aad iyo aad baan uga faaiday ee Ilaahay hain ka abaal mariyo
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigana hadalada wacan Ilaahay ha kaa abaalmariyo. Waa ku mahadsan tahay faallada fiican iyo ducada. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.
walaaal caanaha qayasta man fahmin1/4 2 koob miyaa mise adoo mahdsan ajir allh kasiiyo
Caanaha waa hal litir iyo bar.
asc. ka dib walaal groupka websitekan ka shaqeeyay aad ayad umahadsantihiin…… waxad ka cawinaysan dad badan oo soomali ah oo u bahna barashada cuntada rag iyo dumarba leh……. allah ha idinka jaza’i mario…… aad ayan uga faaiidaystay noocyadeda kala duwan ee cunto ood sababteda adinka leedihiin…. guulaysta waligiin…thanks 1000000000000000000000000000000000.
Walaal, aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Waan ku faraxnay faallada fiican aad inoo soo qortay. Ilaahay ha kaa abaal mariyo, qayrna ha ku siiyo.
Asalaam calaykum walaalayaal qayr Allah idiin siiyo for your efforts this pasta looks delicious and I can’t wait to try it my question is how many cups is a litter and half? JAZAAKA ALLAH QAYR
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Thank you for your comment. It is 6 cups.
Assalamu alaykum,
I love your website and the recipes mashaallah.
I want to do this pasta recipe my question is how much tomato passatta to use instead of tomatoes?
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Thank you for your nice comment. It is about 400g.
Asw this looks amazing and mine is in the fridge since i plan on baking it tomorrow for afur but i made one little mistake I layered it wrong with suugo first,then pasta dipped in bechamel sauce, then sugo again,cheese sprinkled on top, then the final layer of bechamel sauce.
So I’m wondering if my baked macaroni will turn out fine without a second layer of pasta?
ps. I love your website. May Allah give u the highest reaches of paradise and ramadan kareem!
oh, and also do u guys have the somali tea recipe up on the website.If u do please post a link i couldn’t find it.If u don’t pls pls put it up. I love somali tea but mine always turns out not as good.
Jazakallah Khair
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
It will be just as great! Bake it for 15 more minutes, because it will be cold coming out of the fridge.
Thank you very much for your kind prayers. We did not post Somali tea yet; God willing we will. We wish you all the best.
ASC Leyla & Abdullahi
I’m planning to cook this tomorrow insha Allah, but I have elbow macaroni, can I use that instead of penne?
Thanks
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
You can use any type of macaroni you like. Penne, elbow, shell, rotini or farfalle.
Maasha allah cuntadan aad ayey u mcantahay una qurxoontahay waan tijaabiyay xawaash.c om aad ayaa u mahadsantihii this is my favourit
e website
Mahadsanid walaal. Waan ku faraxnay inaad jeclaatay. Ciid Wanaagsan.
Asselamu aleykum
Can I substitute the penne to lazagna or are you going
to post a new one for lazagna?
I wish you post a new recipe, the easiest one, for lazagna!!
Thank you, again.
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Yes, you can. God willing, we will post lasagna in the future.
masha allah kherybadan allah haydin siiyo dhamaantin walaal thanks hadan samyey walee waa very delicious mashaa allah haydin bareekeeyo,
Mahadsanid walaal. Waan ku faraxnay inaad jeclaatay.
Walaalyaal wan idin salaamay saalaan kadib aad I yo aad ayaad umahad santihiin .indhaha ayaad noofurteen .guuleesta waligiin Kuwii jiro Allah ha idin ka dhigo . سلمت الأيادي
Mahadsanid walaasheenna qaaliga ah. Waan ku faraxnay faallada qaayaha leh aad inoo soo qortay.
asalamu caleykum waraxma tulahi wabarakaatu walaashey leyla iyo sowjkeeda aad ayaad u mahadsabtiin waana idinka faa,ideystay awal hore uma aqoon webka lkn universal ayaan ka arkay
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Ku soo dhowoow goobta Xawaash. Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay inaad ka faa’iidaysanaysid. Mahadsanid walaal.
Asc walal ajir iyo xasand an laso kobi karin ebo ha idin siyo waxan rabay in an.ogado butter ma kan unsalt eh mase kan salt jzk
Mahadsanid walaasheenna qaaliga ah. Labadaba waa isticmaali kartaa.
This is outstanding Ma sha Allah!
What can be used as an alternative for butter in this recipe?
All your recipes are delicious to look at. I tried pita bread, macroni and shawarma all turned out good.. I’m new in Toronto and which brand parmesan cheese you used I’m unable to find any halal parmesan. Jazakallah khair.