Many stories can be told through food. Food transcends borders and it can connect us and become a means of creating goodwill between people. From the beginning, our objective was to reach out to our neighbours and to understand them through their culture.
This meal was prepared for us by our friend, Fatma Nasrai, who is originally from Eritrea. She prepared her version of the Eritrean Injera and Zigni. When she told us that she was going to make a simplified version of the traditional Zigni, we were very happy. That fit well with our overall concept of simplifying traditional recipes to suit our busy lifestyles.
While cooking with Fatma, we found that there were many similarities as well as some differences between her style of cooking and ours. It was a delightful experience and it is one which we strongly urge you to try by cooking food with a neighbour, friend, colleague, who has a different background than yours.
After the food was prepared, we sat down and shared not just the meal, but also stories and memories…
Thank you, Fatma Nasrai.
Beaucoup d’histoires peuvent se raconter à travers la nourriture. La nourriture transcende les frontières et nous connecte, et devient un moyen de créer de la bonne volonté entre les gens. Depuis le début, notre objectif est d’entrer en contact avec nos voisins et de les comprendre à travers leur culture.
Ce plat a été réalisé pour nous par notre amie, Fatma Nasrai, qui est originaire d’Erythrée. Elle a préparé sa version de l’Injera et Zigni d’Erythrée. Lorsqu’elle nous a dit qu’elle allait préparer une version simplifiée du Zigni traditionnel, nous étions tellement heureux. Ça correspond bien à notre concept général de simplification des recettes traditionnelles pour les adapter à notre mode de vie animé.
En cuisinant avec Fatma, nous avons découvert beaucoup de similarités ainsi que quelques différences entre son style de cuisine et le nôtre. C’était une expérience merveilleuse que nous vous recommandons vivement d’essayer en cuisinant avec un voisin, ami, collègue, qui a des origines différentes des vôtres.
Une fois la nourriture prête, nous nous sommes assis et avons partagé le plat, mais des histoires et des souvenirs…
Merci Fatma Nasrai.
Ingredients: (Injera)
Serves 14
Flour Mix
Mix 2 types of flour: 2⅔ cups self-rising flour and 1⅓ cup yellow corn flour
Starter mixture
1 cup x 237 mL (140 g) The mixed flour
⅔ cup (158 mL) Water
1 tsp (5 mL) Instant dry yeast
Injera batter
3 cups x 237 mL (420 g) The mixed flour
3 cups (711 mL) Water
Starter mixture
Ingredients: (Zigni)
Serves 14
1 cup (237 mL) Canola oil
2.2 lb (1 kg) Beef ribs (or any beef with bones) cut into cubes
1.65 lb (750 g) Boneless beef cut into small cubes
2 Onions (finely diced)
4 Sweet peppers (green, red, yellow, orange) finely diced
4 Tomatoes (finely chopped)
2 Tbsp (30 mL) Garlic (minced)
2 Tbsp (30 mL) Vegetable seasoning salt
1 Tbsp (15 mL) Turmeric powder
3 Tbsp (45 mL) Berbere spice mix (recipe at www.mysomalifood.com)
3 Tbsp (45 mL) Cumin (ground)
1 can (156 mL) Tomato paste
½ cup (118 mL) Browned butter (or ghee)
Waxa loo baahanyahay:
(Q.W. waa qaaddo weyn – midda cunnada lagu cuno) (q.y. waa qaaddo yar)
Canjeerada
2 nooc oo bur isku-qas: 2⅔ koob bur qamiir leh (self-rising) iyo 1⅓ koob bur jaallo (midabka huruudda) ah
Qamiirka canjeerada
1 koob x 237 mL (140 g) Burka la isku-qasay
⅔ koob (158 mL) Biyo
1 q.y. (5 mL) Qamiir (Instant dry yeast)
Cajiinka canjeerada
3 koob x 237 mL (420 g) Burka la isku-qasay
3 koob (711 mL) Biyo
Qamiirka canjeerada (aad sameysay)
Zigniga
1 koob (237 mL) Saliid cad
2.2 lb (1 kg) Hilib lo’aad oo lafa leh
1.65 lb (750 g) Hilib lo’aad aan lafa lahayn
2 Basal oo yaryar loo jarjaray
4 Barbarooni (midabbo kala duwan) oo yaryar loo jarjaray
4 Yaanyo oo yaryar loo jarjaray
2 Q.W (30 mL) Tuun (toon) la-xoqay ama la shiiday
2 Q.W. (30 mL) Maraq dajaaj
1 Q.W. + q. y. (20 mL) Maraq dajaaj (qaaddada yar gadaal ayaan maraqa ku darnay, waad ka-dhaafi kartaa)
1 Q.W. (15 mL) Huruud
3 Q.W. (45 mL) Carafta loo yaqaanno ‘Berbere‘ (waxaad ka-heli kartaa www.mysomalifood.com)
3 Q.W. (45 mL) Kaamuun la-shiiday
1 gasac (156 mL) Yaanyo shiishiid
1/2 koob Subag udgoon (ama buuro la-shiilay)
Waxay ku-filan tahay 14 qofood
Sida loo kariyay waxaa ka-fiirsataa ‘video’ga.
Ingrédients: (Injera)
Pour 14 parts
Mélange de farine
Mélanger 2 types de farine: 2⅔ de mesures de farine avec levure incorporée et 1⅓ de mesure de farine de maïs
Mélange pour le levain
1 mesure x 237 mL (140 g) de Mélange de Farine
⅔ de mesure (158 mL) d’Eau
1 cc (5 mL) de Levure Instantanée
Pâte à Injera
3 mesures x 237 mL (420 g) de Mélange de Farine
3 mesures (711 mL) d’Eau
Levain
Ingrédients: (Zigni)
Pour 14 parts
(1 cs d’assaisonement Vegeta (18g) = 2 bouillon cubes Maggi ou Knorr = 2 cc de sel)
1 mesure (237 mL) d’Huile de Colza
2.2 livres (1 kg) de Côtes de Boeuf (ou tout morceau de boeuf avec des os) coupées en cubes
1.65 livre (750 g) de Boeuf désossé coupé en petits cubes
2 Oignons (finement hachés)
4 Poivrons (vert, rouge, jaune, orange) coupés en petits cubes
4 Tomates (finement hachées)
2 cs (30 mL) d’Ail hâché
2 cs (30 mL) d’Assaisonnement légumes (ex: bouillon cubes)
1 cs (15 mL) de Poudre de Curcuma
3 cs (45 mL) de Mélange d’Epices Berbère (recette à www.mysomalifood.com)
3 cs (45 mL) de Cumin Moulu
1 boite (156 mL) de Concentré de Tomates
½ de mesure (118 mL) de Beurre Clarifié (ghee)
1. Levure Instantanée. 2. Farine avec levure incorporée (1 mesure de farine de blé + 1¼ de cc de levure chimique). 3. Farine de maïs.
1. Boeuf désossé (nous avons utilisé du veau) coupé en cubes. 2. Côtes de boeuf (nous avons utilisé du veau) coupées en cubes. 3. Tomates hachées. 4. Oignons hachés.
1. Poivrons détaillés en cubes (vert, rouge, jaune & orange) 2. Curcuma, Cumin, & Épices Berbères. 3. Huile de Colza. 4. Ail haché.
1. Beurre clarifié (ou ghee). 2. Assaisonnement pour légumes. 3. Concentré de tomates.
1. Mélanger la farine et la levure.
2. Ajouter l’eau petit à petit
3. Bien mélanger et continuer de verser l’eau
4. Laisser la levure agir pendant 30 minutes
1. Verser le mélange de farine dans un grand bol
2. Ajouter le levain puis verser l’eau petit à petit
3. Mélanger tout en versant l’eau
4. Laisser la pâte fermenter toute une nuit
1. Mettre l’huile et le boeuf dans un grand faitout chauffé à feu moyen. 2. Ajouter le cumin moulu. 3. Ajouter le curcuma en poudre. 4. Ajouter le concentré de tomate. 5. Ajouter les oignons hachés. 6. Ajouter les poivrons hachés et les tomates hachées. 7. Ajouter l’assaisonnement pour légumes. 8. Mélanger intimement les ingrédients. 9. Couvrir et laisser cuire à feu moyen pendant 2 heures.
1. Ajouter le mélange d’épices berbère
2. Ajouter le beurre clarifié ou ghee
3. Ajouter l’ail haché
4. Couvrir et cuire à feu moyen pendant 5 minutes.














Asalaamullaahi caleykum waraxmatuhuu wa barakaahuh? Leylo iyo C/Laahi waan idin salaamay.
waxaa la sheegaayay dumar inata cunta karisku ku adkaaday lasoo furay mudo kadib markay dabka wax kasoo dajin waayeen,
hadase waxaan u malayn in qofkii arka XAWAASH aanan lagu soo furi doonin cunto karis la’aan.
Taasina waa bishaaro aan idiinku bishaareynayo inaad sabab u noqoteen amaba aad u noqondoontaan guryo badan iney sii jiraan oo aanay dumin,
gaar ahaan da’ yarta meelahaan ku dhalatay amaba ku kortay oo dhib ka heysto xaga cunta kariska.
ragguna ku dhiban yihiin cunto famil dhan banaanka looga soo gado.
Marka dad badan ayaad dhib kasoo furateene Allaah ha inka siiyo abaalgudkiina meel aynaad ka filanaynin aamiin. wa fii amaanillaah. sc wr wb.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Walaasheena qaaliga ah Umu Usra, bishaaradaada waa bishaara khayr ah. Waa loo baahanyahay gabdhaheena inay cuna kariska bartaan. Waxaan kaloo jeclaan lahayn in wiilasheena iyagana inay sidoo kale u-bartaan. Guurka waa iskaashi, iskaashigana waa naxariis, taasoo uu inabaray Nebigeena (csw). Reerkiisa wuu kaalmayn jiray, mana ka faani jirin howsha guriga, xitaa ha noqoto xaaqidda dhulka.
Faalooyinkaaga marwalba waan ku faraxnaa. Khayr aan dhamaan Guulle ha ku-siiyo.
Maashaa Allaah.
Allahumma Aaamiin.
Bishaaro kalena waan idiin wadaa oo ah, Mardhaweeyd ayaa waxa ay gabar soomaaliyeed idinka (XAWAASH.COM) xayeysiinaysay meel ay isugu yimaadeen dad badan oo ku dhadhaw 200 oo qof kuna kala nool adduunka dacaladiisa.
Umu Usra khayr Ilaahay ha ku-siiyo wax fiicanna ha kugu bishaareeyo. Aamiin.
mashaalah jazakumalah kher my sister without ur website we are not chef thank you my sister keep going with the good work and God will pay back
acs walale macaan waan kusalamayaa walalo rootiga sida loo sameeyo noo soo geli plz
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.
AAAD IYO AAD AYAA UMAHADSANTIHIIN WAANA KU FARAXSANAHAY SIDA WEYN AAD ISKU HOWSHEEN U ADEEGA UMUADA SOMALIYEED IYO HORMARINTA CUNTOOYINKEENA WAXAANA IDIIN RAJEYNAYAA ABAALKEEDA IN U ALLAAH INKUGU BADALO WAX AAD AAD UGU FARAXDAAN MAHADSANIDIIN
Adigaa mahadda mudan. Khayr ayaan kuu rajaynaynnaa.
Salaamu Caleykum Cabdullaahi iyo Leyla,
aad baad ugu mahadsantihiin, xawaash.com iima shaqaynayn dhowr maalmood hadase wuu ii shaqeeyay aad baana ugu farxay,xawaash recipigii aad ii soo dirteena aad baad ugu mahadsantihiin,walaahi websitekiinu waa # 1 dhinaca cuntada Soomaalida sawiraduna waa priceless!!
fadlan soo galiya malawax iyo digirta galayda lagu kariyo,jazaakalahum khayran ,qoraalka waan idinku badiyaye raali noqda.
walaashiin Fowzia,
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Aad ayaa ugu mahadsantahay faalladaada wacan. Malawax iyo cambuulo waan soo gelin doonnaa hadduu Ilaahey yiraahdo. Qoraalka badan iyo xiriiriskiinna waan jecelnahay.
asc wrb wb waa ku mahadsanatihiin hanankaan wanaagsan ee ARAB.ERITIA IYO cuntadeenii qeeyma ha madeed ee soomaliyeed aad noo soo bandhig teen waa wax lagu farxo webkiinane waa webka kaliye ee aan leenahay hadaan nahay somaliweyn waana ku faanaa webka XAWAASH.COM alle ha idiin siyaadiyo waxaan joogaa Sweden waxaa soo badhigeynay cunto somaliga markaas wax badan oow naga saaciday webkiina alle ha iidiinku bishaareeyo janatul FARDOOWSA AAMIIN
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Annaga waxaan kusoo kornay oo kusoo barbaarnay Soomaaliya, Khayraadka waddankeennana iyo abaalka uu inagu leeyahay ma-illaawi karno. Hawshaan aan hadda wadno waxaan u-aragnaa inay tahay mahad celin yar oo waajib nagu ah. Mahadsanid walaasheenna qaaliga ah.
ASC Cabdulaahi & Leyla walaalaheyga qaali ah waan idi salaamayaa marka xigana waan idiin mahad celinayaa walaal waxaan aad u jeclahay cake yacni midka arooska camal ah hadaad awoodaan inoo soo giliya insha’alah waana mahadsan tihiin mar labad iyo mar sadexaad.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Walaasheena qaaliga ah Halimatusacdiya, Hadduu Ilaahay yiraahdo waan soo gelin doonnaa doolsho toorto ah. Mahadsanid.
Asc wr en abaayo Waan ku salamey
Waxaa jeclahey aan ka cadsana shushumo ina no so gelisid abaayo macaan wana ku mahad San tahay ajer iyo xasana ilahey ha ka siyo
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,
Hadduu Ilaahay idmo waan soo gelin doonnaa. Mahadsanid.
I had the opportunity to taste the zigni at a yemeni’s friend house and was surprised to discover the injira pancakes that look so close to our Algerian baghrir , only that we make ours with semoulina and eat them with a mixture of butter and bee-honey.
thanks for these beautiful pictures ….
Sometimes we use semolina and flour for canjeero. Thank you for taking the time to comment.
Walaal brown butter intee laga helaa? Marka tuunta iyo basbaaska iyo brown butter lagu daro meeqo ayaa loogu sugaa dabka?
Thank you
Browned butter annagaa sameysana. Waa buuro (butter) la-shiilay. Waxaad ka-fiirsataa video-ha Xalwadda ama Hariisada. Video-ha waxaa ku-qoran 5 daqiiqo kari markaad ku-dartid.
manshalah! i cooked the zigni yesterday n it came out perfect. thanx u so much 4 ur recipe.
It is great to try recipes from different cultures. We are happy you liked it.
Assalamu alaikum I wanted to know instead of the beef if I can use goat meat.
You absolutly can. We think it will be delicious.
Thank you
wwwwwwww caadi mhn wlh ani meeshan aanba ku noqona macalimad waxaa mahad iska leh ilahay subxaana watacaala oo websetakn i baray marka xigta waxan u mahad calinaa A&L HALKAAS NOGA SI WADA DADAALKA IYO BARIDA CUNTADA THNKZZZZZZZZZZZ
Annagana waxaan ku-mahadinaynaa Ilaahey (SW) oo nagu gargaaray sameynta goobtaan. Waxaan aad ugu faraxsan nahay inaad ka-faa’iidaysatay. Mahadsanid walaal.
Thank you so much for this recipe, we just had it and it was really delicioues. May Allah SWT reward you many time for your time and effort.
Thank you very much. May God Almighty bless you and your family.
Salaam,
I cant find yellow conrnflour, would I be able to use white instead?
If you cannot find yellow cornflour, you can use white cornflour.
Just made this with lamb (but not quite enough lamb) and it is WONDERFUL! Thank you for posting this delicious recipe and the video. The instructions are clear and easy-to-follow and beautiful to look at.
Very creative! It will taste great with lamb. We will use that the next time we prepare the Zigni. Thank you so much for sharing your experience with us and thank you for your kind words.
walalo please ii macnee waxay tahay huruud iyo berbere adoo mahadsan raalina ah waayo (huruud) kalar ayan u aqaana. thanks indeed.
Huruud waa buhaar cuntada lagu darsado; Soomaaliya haweenka wejigana wey marsan jireen. Af-Ingiriisiga waxaa loo yaqaanaa “turmeric,” af-Carabigana waa “kurkum ama hurd.” Berbere waa dhoor nooc buhaar sida xawaashka oo kale, waxaa badi laga isticaalaa Ethiopia iyo Eritrea, Soomaalida qaarkoodna wey isticmaalaan.
asc aad ayaa umahadsan tihin burka qamiiraka meeshena lagama helo burka cadiga maku sameysan karaa canjeerada mahadsanid
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Adigaa mahadda mudan. Burka caadiga waa ka qasi kartaa laakiinse waqti badan ayuu u baahanaaya si uu u qamiiro. Habeenka ka horeeya qas banaanka u dhaaf.