Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Muus Bukeeni Macaan
Macmacaan

Muus Bukeeni Macaan

English
Sweet Plantains
Français
Plantains Confits
العربية
موز الجنة المُحلى

Waxaa qoray · ·

Fiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 6 mukawin 3 tallaabo Diyaarin 10 daqiiqoKarin 2 saacWadar 2 saac 15 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Muus Bukeeni Macaan

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta muus bukeeniga macaan
  2. Muuska dhaq, fiiq, kaddibna gaballo 1″ (2.5 cm) u jarjar. Mukawinaadka oo dhan digsi ku rid aan ka ahayn caanaha qumbaha.

  3. Dabool ee dab yar ku kari muddo 2 saacadood. Hadduu muuska ahaa mid aan bisleen, muddo dheeraad ah kari.

  4. Caanaha qumbaha ku dar. Digsiga wareeji si uu qumbaha u wada gaaro. Ha walaaqin si uusan muuska u burburin. Dabka ka demi, waxaana muuska macaan qaddintaa intuusan aad u qaboobin.

Sawirro

Faallooyin

9 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. nasro

    Asc moos caadi ah malagu sameen karaa mise moos bukeeni keliya lagu sameeya jzklq

    1. A&LXawaash

      Muus bukeeni ayaa ku fiican.

  2. Mars

    Salam!

    I can’t seem to find coconut cream at my local grocery store and was wondering if I can just use coconut milk?

    Thank you in advance!

    1. A&LXawaash

      You can use coconut milk.

  3. nimo faiz

    Thank u guy, i love ur recipe mashhaallaah.. i wish u help me to cook KK

  4. khadija

    khadija

    Asalamu calykum A& L

    wallal waad mahadsan tihin Ilahayna khyr badan ha idin siyo, sida wacan ee aad bulshada somaliyed ucawisan , Ilahy khyr badan ha idinku badalo wax kasta oo aad no so gudbisan aad iyo aad ayn ugu farxa had iyo gor, walalo waxa aan idin waydiyay halke laga hela xawashkan aad hada isticmashan, (Bouillon Powder ) waad mahadsan tihin

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Adigaa mahadda mudan walaasheenna qaaliga ah. Waa ku mahadsan tahay hadalada wacan aad inoo soo qortay waanna ku faraxnay. Xawaashka Mombasa iyo Nairobi ayaa hadda laga helaa. Hadduu Eebbe idmo meelaha kalena waa la keeni doonnaa.

  5. زكريا

    ما شاء الله وشكرا لكم على هذه الوصفة قد تعطيك مكافأة الله للما الخاص به. وانا ذاهب الى محاولة هذه الوصفة الآن.

    1. A&LXawaash

      الف الف شكر اخ زكريا

Xalwo Muus

Banana Halwa

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع

Feetamuus

Masoub

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع