
Cuntada rasmiga · Raacis
Mbogga/Isbinaasho
- English
- Spinach, Carrots, & Potatoes
- Français
- Epinards, Carottes, Pommes de Terre
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Diyaarinta weli laguma turjumin Af-Soomaali.





Faallooyin
65 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Asc marka hore waa idin salaamay bahda reer xawaash
waana ku mahadsantihiin sida quruxda badan aad dadka ugu faa’ideysaan
mida kale waxaan qabaa su’aal
inta aan ku shubin spinachka, marka hore biyo soo kuma kar karin kari si qaraarka uga baxo
mase asagoo sidiisa ah ayaan inta jar jaro ku karinaa?
w/b/towfiiq
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay salaanta iyo faallada wacan.
Annaga waxaan isticmaalnay isbinaashada yaryar (baby spinach) qaraar malahan. Isbinaashada waaweyn waqti yar biyo ku kari laakiinse ha ku daahinin. Kariska badanna qaraar ayuu keenaa.
U jawaabaya A&L
aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin sida quruxda badan ee aad iiga jawaabteen
howl wanagsan oo dadka anfaca oo kharash la’aan ah ayaad qabaten, khasatan aniga in badan aan ka faidrystay, walalayal xogina allaha idin barakeyo, thnks
Aamiin walaal. Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada fiican. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.
ASC masha allah inaba cadi ma ahaan wan ka helay qabka aad wax uu karineysan allah idiin xafido wadna ku mahadsantihiin sad inoo cawineysan allah iidn cawiyo
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada qaaliga ah iyo ducada wacan. Waan ku faraxnay inaad ka heshay.
A/C, Akhyaarta A&L waa ku mahadsantihiin dadaalkiina dheeriga ah;
saaxiibayaal webkan dhowaan ayaan ogaadey aadna waa ugu farxay inkastoo aana weli helin Video-ga halka laga doorto.
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waan ku faraxnay inaad ka heshay goobta Xawaash. Fiidiyaha wuxuu ku xigaa masawirka koowaad iyo sheekada. meesha gaduudan guji, waad fiirsan kartaa. Mahadsanid.
masha allah waxan idin leehay shaqo wacan umada somaliyeed shaqo wacan baad u heysaan waxaa noo keentaa bariis & qudaarleysku karinayo & oo waliba biyo aan lagu tabaneen ban arkay walaalo you to ka wadan mahadsan tihiin wanga walaalhey thanks alot
Walaal, waa ku mahadsan tahay faallada wacan. Waxay nala tahay bariiska aad tilmaantay inuu yahay Surbiyaan qudaar. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.