Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Maraq Qudaar
Cuntada rasmiga

Maraq Qudaar

English
Vegetable Stew
Français
Légumes Mijotés
العربية
مرق الخضار

Waxaa qoray · ·

Caafimaadka u roonFiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 12 mukawin 15 tallaabo Diyaarin 20 daqiiqoKarin 30 daqiiqoWadar 40 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Kaabij yaryar
  2. Diyaarinta kaabijka yaryar
  3. Kaabijka salka ka-jar.

  4. Caleemaha sare ka-fiiq.

  5. Afar gabal u-jar.

  6. Kaabij yaryar
  7. Karooto
  8. Yaanyo
  9. Caleemo isbinaasho cusboon
  10. Diyaarinta maraqa qudaarta
  11. Basasha dallac muddo laba daqiiqadood.

  12. Bataatada iyo karootada ku-dar.

  13. Maraq qudaarta iyo tuunta (toonta) ku-dar. Si-fiican u-walaaq, dabool, 5 daqiiqo kari.

  14. Biyaha kulul ku-shub. Dabool oo 5 daqiiqo kale kari.

  15. Yaanyada shiidan ku-dar, si-fiicanna u-walaaq. Haddii yaanyada aad bilowga ku-dartid, bataatada (baradhada) dhaqso ma-jilcayso. Dabool, oo haddana 5 daqiiqo kari.

  16. Kaabijka ku-rid, dabool, 5 daqiiqo kari.

  17. Ku-dar maraq qudaarta aad qastay (daawo sawirka hoos) haddii aad maraqa soor ku-cunaysid.

  18. Isbinaashada ku-rid. Haddana 5 daqiiqo kale kari.

  19. Baqduuniska ku-dar. Si-fiican u-walaaq; dabka ka-deji.

  20. Maraq boobsiis ah
  21. Mukacabka maraq qudaarta faraha ku-burburi.

  22. Biyaha kulul ku-shub.

  23. Si-fiican u-walaaq.

Sawirro

Faallooyin

42 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Anisah

    Assalaamu ‘alaykum. Shukran for the recipe. It was so delicious and healthy with so little effort and spices. I’ll definitely be saving this recipe for the future. Can’t wait to try your other recipes

    1. A&LXawaash

      Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.

      Thank you very much for letting us know. We are happy you have enjoyed it.

  2. Hesbi

    amazing. i made this along with the avocado smoothie.

    god bless u for sharing your talent with food.

    1. A&LXawaash

      It is great to know the recipes worked well for you. Thank you very much.

  3. Sh. CabdulQaadir

    Assalamacaleykum Warraxmatullaah

    Qoyska Reer Cabdullaahi waxaan ka soo salamaaya Xamar cadde.

    Alle Weyne ajar weyn ha idinka siiyo aaraada raashinka aad ku soo bandhigtaan Xawaash.com.

    Sideedaba waxa ciidda kabaxa waxaa ku naaxa jirka. Laakiin qoftu waxay ka sameysantahay Ruux iyo Jir.

    Waxaan walaalaha ku xiran Xaash.com iyo kuwa hindisay ba xusuusinayaa in ay ruuxana naaxiyaan. Wuxuu ku naaxaana waa xuska Alle Weyne iyo qofta mu’minka ah oo muqaal ahaan iyo naf ahaan ba qaata sunnada Nebigeenna suuban (SCW) iyo amarka Ilaahey. Waa salaadda, xuska Alle, asturka jirka , iwm.

    Wabbillaahi Towfiiq

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay salaanta iyo faallada wacan. Waxaa kaloo ku mahadsan tahay waanada aad inoo soo wada jeedisay. Ilaahay Quraankiisa wuxuu ku yiri {وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَى تَنْفَعُ المُؤْمِنِينَ}. Eebbe ha kaa abaal mariyo.

  4. Mahat

    السلام عليكم ورحمـة الله وبركاته

    My sincere regards to Mr Abdullahi and Leyla, I would like to send you my appreciation to both of you for the excellent website you made for us, May Allah reward you for this work Ameen. From the first day I learnt this website to date I’m benefiting daily and still exploring more and more, I have even shown most of my workmate Somalis and non-Somalis and believe me everybody like it. Please keep up this effort. But I wish to request you one thing please Mr Abdullahi, please kindly remove the musing at the background when watching the youtube please.

    All the best to both of you and thanks for everything

    Mahat

    from the Kingdom of Saudi Arabia

    1. A&LXawaash

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

      Thank you so much for your nice comment and kind words. We are very happy that you are benefiting from the website and thank you for spreading the word. We see no valid reason to remove the music from the videos. There is nothing either in the Qur’an or the authentic Sunnah which says that music is not permissible.

      يجب علينا ان لا نحول هذا الدين من يسر الى عسر، والله جل وعلا يريد ان نطبق دينه كماانزله الله

  5. roda

    asc walaalahayga sharafta badanoo khayr iyo xasanaad Alaah haydin siiyo aad baad u mahadsantihiin walaalayaal wasalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu .

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Walaasheenna qaaliga ah, adigaa mahadda mudan. Waa ku mahadsan tahay ducada wacan. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

Maraq Ari

Lamb Stew

Cuntada rasmiga
ENSOFRع

Digaag Qumbe

Yogurt Coconut Chicken

Cuntada rasmiga
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Mbogga/Isbinaasho

Spinach, Carrots, & Potatoes

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع