Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Korkasaarka Bariiska
Raacis

Korkasaarka Bariiska

English
Somali Rice Topping
Français
Garniture de Riz Somali
العربية
weli lama turjumin

Waxaa qoray · ·

Fiigan (xoolo la’aan)Cagaaryahan 7 mukawin 5 tallaabo Diyaarin 15 daqiiqoKarin 15 daqiiqoWadar 35 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Qudaarta jarjar.

  2. Bir dab dhexdhexaad saaran saliidda ku-shub. Basasha ku-dar, laba daqiiqo shiil.

  3. Bataatada ku-dar, dabool ee 10 daqiiqo kari.

  4. Barbarooniga iyo Xawaashka ku-dar. Si-fiican u-walaaq, kaddibna dabka ka-deji; sabiibka ku-dar.

  5. Baasta miire ku-geddi, si ay saliidda uga miiranto.

Sawirro

Faallooyin

10 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. INDHO

    ASC Masha’Allah such a easy, step by step.. Never Loved cooking but after searching some useful blogs, I dont stop cooking, My family are getting a treat.. You save me Walahi.

    Mahandsanid 🙂

    1. A&LXawaash

      Thank you for your great comment. Keep cooking and make your family happy.

  2. AhmedChef

    the website is very helpful, thank you…….

    1. A&LXawaash

      You are most welcome.

  3. Naciima cadeey

    Asc wr wbr walaal adoo mahadsan bariiska sida loo kariyo oo video ah masoo gali kartiin insha Allah waa mahadsantihiin 🙂 😀

    1. A&LXawaash

      Hadduu Ilaahey yiraahdo waan soo gelin doonnaa.

  4. umu anzal

    asc aaaad ad u mahadsan tihin

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

      Adigaa mahadda mudan walaal.

  5. Mimi

    I am newlywed and love your recipes as they help with the food i am unable to make! I am looking all over but I do not see the serving size for your recipes this info would help when i need to divide the ingredients to better suit my small family size 🙂

    thanks again for your great recipes, its nice to see somali food being so well loved !!

    1. A&LXawaash

      Thank you for pointing this out. We will include the number of servings for the recipes, both the existing ones as well as future recipes.

Bariis Maraq

Somali Rice Pilaf

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع

2 Dallac Bilaash

2 Tomato Sauces

Fiigan (xoolo la’aan)Soos & xawaash
ENSOFRع

Bariis Udgoon

Aromatic Rice

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Mbogga/Isbinaasho

Spinach, Carrots, & Potatoes

Fiigan (xoolo la’aan)Cuntada rasmiga
ENSOFRع