
Buskud Goos Goos
- English
- Somali Fried Biscuits
- Français
- Biscuits Frits Somalis
- العربية
- بسكويت مقلي صومالي
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Buskud Goos Goos
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta buskudka Isku dar burka, sokorta, beekin soodada, iyo cusbada. Si fiican isku qas.
Buurada (ama subag) iyo caanaha ku dar.
Cajiinka rifaaq muddo 5 daqiiqo, kaddibna 5 daqiiqo dhig.
Cajiinka fidi. Haddaad rabtid buskud adag, dhumucda (buurnida) yareey. Haddaad rabtid buskud jilicsan, dhumucda weeyneey. Jarjar.
Saliid caddeey ku shiil adigoo isticmaaleysa dab dhexdhexaad-hoose ah muddo 4 ilaa 5 daqiiqo.
Miire ku rid ama saxan xaanshida jikada saaran tahay.





Faallooyin
33 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Wax badan aan idinka faaiiday illaahey wax badan oo aad ku faaiidaan ha idin siiyo. Walaalo qeyr badan aa tihiin runtii! And keep up the good work that you have done for the community
Asc walal wa mahadsantihin waxan qaba sual kusabsan buskudkan gos gos ka ah walal wan kariyey salidu iga dhuqaya maxa igu cawin lahayden shukran
Asalamu alaykum I would love to make these somali biscuits for my children but one question is it a must to put baking soda or can you use baking powder instead? Jazakallahu khair
Asalaamu caleeykum dear brother and sister,i am happy you are providing recipes to people like me who are ignorant of our traditional food. Am sure you website has helped alot of somalis all over the world who didn’t know how to make somali food not to drift from their roots. Thank you once again and may Allah make it more successful for you. Stay blessed. Jazakallah
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Thank you very much for your kind comment. We are happy to know that the website was of help to you.
You are really doing a great job. Its so amazing to know that this world is so small and round too…you know all around the world people make the same thing with a different name. In India people make it both varieties, salty and sweet with exactly the same ingredients. And in other parts of Asia too.
Keep up the good work! 🙂
It is a small world indeed. Thank you very much for your kind comment.