
Kac Kac
- English
- Somali Doughnuts
- Français
- Beignets Somalis
- العربية
- الدونت الصومالي
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Waxaa ku shiishaa
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Sida loo sameeyo Kac Kaca Isku-qas burka, sokorta, iyo qamiirka “baking powder.”
Ku-dar ukunta, buurada, iyo caanaha. Si-fiican isku-qas.
Cajiinka si-fiican u-rifaaq (u-xash) muddo 3 daqiiqo ah.
Dhig muddo 10 daqiiqo ah.
Cajiinka u-fidi buurni ¼” (½ cm). U-jar 24 gabal, kaddibna ku-xarriiq middida (daawo fiidiyaha). Isla markii shiil.
Waxaa ku-shiishaa saliid caddeey kuleylkeeda yahay 350°F/190°C muddo 3 ilaa 4 daqiiqo ilaa ay ka-gaduutaan. Waxaa isticmaashaa dab dhexdhexaad ah.





Faallooyin
111 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Thank you so much for sharing this recipe it worked ou beautifully.
Asalamu Alaykum
What does Buuro or Buurada means?
Is there another name in Somali language?
Please tell me.
Thanks.
My children and I enjoy your recipes
Jazakalaah
salaama caleykum I tried to make the kackac last friday but unfortunately it didnt turn out good lk urs. halved all the ingredients but still no luck. ceyriin ayuu iga noqday and saliida ayuu cabay.
wondering where i went wrong!
any advice though?
may allah give u janatul firdows for the good work u r doing for the public.
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
If the oil is too hot the outside will brown very quickly while the inside will not get a chance to cook through. Did you fry them immediately after cutting? Thank you for your prayers.
الطريقة سهلة وشكل يفتح النفس ان شاء الله بكرة حتكون حلو بتاعنا
شكرًا
شكرا جزيلا على التعليق، بالهنا والعافية انشاء الله