
Buskud · Macmacaan
Buskud
- English
- Somali Biscuits
- Français
- Biscuits Somalis
- العربية
- بسكويت
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Baaquli waxaad isku dartaa sokorta, buurada iyo saliidda.
Ukunta ku-dar.
Cusbada ku-dar.
“Baking powder” ku-dar.
“Baking soda” ku-dar
Kaadisoy (“Baking ammonia”) ku-dar.
Sokorta vanillada ku-dar.
Qumbaha iyo burka ku-dar
Si fiican u-qas.





Faallooyin
72 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Assalaam alakikum i am looking for the cookie press attachment for Somali cookies that attaches to the kitchen aid meat grinder. Any help?
Assalaamu ‘Alaikum Wa Rahmatullahi Wa Barakatuh sister. I have the meat grinder attachment for my kitchen aid mixer. I also was able to get the handmade saxan for the cookie from Somalia. I just wanted to know what size are you using for the saxan from Somalia and also what is the size you are using for the meat grinder attachment. Jazakullah khair.
aslamucalaykum, my name is halima and I wanted to know where I can get the cookie presser because we have the machine from our local store but not the presser.
ASC wll . Adigoo Raali ah ma ii sheegi karta mesha aan ka heli karo baking soda muqdisho .mahadsanid
aad iyo aad u mahadsantihiin.
1suaal baan qabaa ma waxa loogu tala galay 1kilo buskut miyaa mise waa imissa kiilo?