
Soos & xawaash
Fiiqidda & Mira Ka Saaridda Yaanyada
- English
- Peeling & Seeding Tomatoes
- Français
- Peler & Épépiner les Tomates
- العربية
- تقشير وازالة بذور الطماطم
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Fiiqidda & Mira Ka Saaridda Yaanyada Biyaha karkari.
Yaanyada hoos ka sar, kaddibna biyaha karkaraaya ku rid. Nus daqiiqo kaddib ka saar.
Maqaarka ka fiiq marka ay yaanyada qaboowdo.
Dhexda ka jar, kaddibna miraha ka bixi.
Sida aad jeceshahay u jarjar.
Miraha biyaha ka miir.





Faallooyin
2 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Jezakelah this is a big lesson. That is exactly what most of us
need it. Specially when I am in a ruch I always put the seeds with
the juice. But I wonder? does the seed create another taste if
we put in the sauce?
No, it doesn’t. It is a matter of personal preference, and you can definitely use the whole tomato. We do not always peel and seed tomatoes, especially when we are making hearty stews and soups.