
Cuntada rasmiga
Taraaqad
- English
- Kingfish
- Français
- Thazard (Nguurhu)
- العربية
- weli lama turjumin
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Soo’da labaad (soo’da koowaad ka-daawo fiidiyaha)
Basasha iyo saliida isku dalac ilaa ay ka-jilicdo. Tuunta (toonta) ku-dar. Walaaq muddo hal daqiiqo.
Maraq dajaajka iyo biyaha ku-dar. Dabool ilaa ay ka-karaan.
Malayga ku-rid waxaana karisaa muddo 10 daqiiqo. Ku-dar filfisha madoow iyo qalka, kaddibna dabka ka-demi.
Mallaayga aad ha u-karin wuu adkaanayaa.





Faallooyin
26 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
asc waxaan aad oga helay king fishka biyaha iyo basash iyo saliida maha qaleeyl sida kan shiilan,cunta fiican ayaan idina bartay shukran wallaalayaal.
Waa ku mahadsan tahay faallada fiican.
Can I use Cod fish for this recipe?
We haven’t tried it with cod fish, but there should be no problem.
Asc walal kaluunka salida malugu cunayaa mise waa laga miirayaa
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Laba qaaddo saliid ayaa lagu daraa waana lagu cunaa.
mash alaah aadaa u mahadsantihiin jzkq walaalayaal malaaya ka helay maanta igu horetso wepka ilah qeyr ha idiin siiyo umada walaalihina waad u faa,ideyseen masha laah halkaas ka sii wada good job
Adigana qayr badah ayaan kuu rajaynaynaa. Waa ku-mahadsan tahay faallada iyo ducada. Waxaan rajaynaynaa inaad ka-faa’iidaysatid Xawaash.
waaaw waa ku mahadsantihiin bandhiga cuntada karinta iyo sida fiican usooo bandhigteeen waa kahelay run ahaantii Jizakalah kheyr.
Adigaa mahadda mudan. Waad ku-mahadsan tahay faalladaada.
U jawaabaya A&L
loved it thnks
U jawaabaya misky
You are most welcome.