Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Shushumoow – Zinanaande
Macmacaan

Shushumoow – Zinanaande

English
Kalkals
Français
Kalkal
العربية
كلكل

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 11 mukawin 15 tallaabo Diyaarin 50 daqiiqoKarin 40 daqiiqoWadar 1 saac 20 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Sokorta la-marinaayo

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Burka baaquli ku-shub, waxaana ku-dartaa sokorta, cusbada iyo baking powder-ka.

  2. Saliidda ku-dar.

  3. Ukunta ku-dar (ama 3 QW saliid).

  4. Biyaha ku-shub.

  5. Shan daqiiqo qas, ama 10 daqiiqo haddaad gacan ku-qaseysid.

  6. Cajiinka baaquli ku-rid oo 10 daqiiqo dhig.

  7. Burka kuukuus u-jarjar.

  8. Shanlada saar.

  9. Ku-fidi.

  10. Isku soo duub.

  11. Saliid dab dhexdhexaad saaran ku-shiil.

  12. Miiro ku-rid

  13. Sokorta iyo biyaha isku kari.

  14. Shushumoow ku-rid.

  15. Si-fiican u-walaaq ilaa sokorta ay ka-qalasho.

Sawirro

Faallooyin

80 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Sahra Ahmed

    salaams to both of you and your team.

    I love you guys all the way from NewZealand. Look the map how far away we all are from our birth place!! however you are the bridge connecting back to our mother land.You mean a lot to me. if you ever in this part of the world please drop in and your bed is made!!.

  2. Zara

    Salam!! First of all, thanks for all the amazing recipes! They’ve really come in handy. I have a question about this one though. Is it possible to freeze the dough (or refrigerate it) in order to make the sweets later? If yes, for how long? And would I set it aside for 10 minutes and then put it away? Thanks again!!

  3. deeq shiekh osman

    scww

    waxaan orankaraa waa deeqsinimo meeshii ugu sarraysay.allah waxn idinka baryayaa inuu jannatu fardowsa idin geliyo,waxan jeclan lahayn walalayaal bal inaad sida loo sameeyo nacnac yada kala duwan wax uun aad noo soo bandhigtaan mahadsanidin.

    1. A&LXawaash

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan. Hadduu Eebbe idmo waan soo gelin doonnaa.

  4. madii

    Thank you sooooo much for the reply and amazing recipe …

    Wasalam 🙂

  5. madii

    Plz rPly me quick i want to make tez kalkals for eid…

Bur Tufaax

Apple Fritters

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع

Bur Shubaal

Somali Pancakes

CagaaryahanQuraac
ENSOFRع