Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Garaafo
Macmacaan

Garaafo

English
Graffe – Italian Donuts
Français
Graffe – Beignets Italiens
العربية
الدونت الإيطالي

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 14 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 30 daqiiqoKarin 35 daqiiqoWadar 2 saac 25 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Garaafo

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta garaafada
  2. Isku qas caanaha qandaca ah, qamiirka iyo 1 qaaddo yar (qy) sokor.

  3. Waxyaabaha qalalan isku qas. Waxyaabaha kale ku dar.

  4. Isku qas. Rifaaq muddo 3 daqiiqo.

  5. Dabool ha qamiiro muddo 1 saac.

  6. Cajiinka u fidi buurni 1/2″ (1.25 cm) adigoo bur isticmaalaysa.

  7. Cabbirka aad jeceshahay u jar. Dabool haddana ha qamiiraan 1/2 saac kale.

  8. Ku shiil saliid caddeey adigoo isticmaaleysa dab dhexdhexaad ah.

  9. Kareemo macaan ku buuxi. Kareemo la’aanna wey fiican yihiin.

  10. Sokor mari.

Sawirro

Faallooyin

65 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. sakia

    asc walal. I really wanna cook garaafo and i just wanna it to be perfect in shaa Allah.am in somalia now i dont think they have vanilla in here and bishir orange so wat can i use instead of that. plz tell me some other things that could helpin shaa Allah i want give a try soon.

    1. A&LXawaash

      You can use lemon or lime zest.

  2. wafa

    how advance can i make this please. will it taste fresh if i made it 2 days in advance. it would be great if in the future you tell us how in advanced we can make recipes or if its best served fresh etc as im sure alot of us would love to make things fresh but dont have time. jazakiallah. and thank you again for everything.

    1. A&LXawaash

      Graffe are best served fresh. However, you can prepare the cream the day before and refrigerate it.

  3. Awa

    Abaayo, waxaan Rabay in aad markad wax suubineysaan hadad awoodan in aad ku qortaan inta qof loogu tala galay. Like this dish is for 4 person or 8 person. Or when you making qumbo or bread, how many bread it will be.

    Thank you very much.

    1. A&LXawaash

      Hawshaa nagu badatay, laakiinse Hadduu Eebbe idmo waan ku dadaali doonnaa.

  4. roda

    maansah alaahaa walayal aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin sida ay ku dheehantay kartida iyo dadaal ka aad ka u fara badani ee aad nugu sojawabtan walalyaal ilahay haydin xiftiyo aad nad idin salamaya asc wr wbr

    1. A&LXawaash

      Aamiin walaal. Adigana Ilaahay qayr ha ku siiyo.

  5. roda

    asc walalyaal run ahaan tii aad baan ugu farax sanahay sidaad noga farxisaan ilahay hadin ka farxiyo oo mar wal ba nugu dadaashaan sidaad wax faa iido noole nugu soo gudbin lahaydeen walalyal ilaahay waxan idin ka baryaynaa waxad jeceshihiin inuu hurtiina iyo dabadina ba dhigo jasaakumu laahu khayraa khar badan alaah haydin siyo waxan raba walalo suaal? walalo waxay waxaad calosha uga shubteen wan garan waye mar kad karisen kadib mahad sanidin dadaal kiinana halkaa kasii wada ilahayna haydin ku garab galo aamiin aamiin asc wr wbr

    1. A&LXawaash

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada wacan. Waxaan dhexda uga shubnay kareemo Macmacaan. Soo’da waa tan ee halkaan guji /recipes/pastry-cream/.

Bur Shuu

Choux Pastry

CagaaryahanMacmacaan
ENSOFRع
Liiska Xawaash ayuu ku jiraa

Doolsho Cananaas

Pineapple Upside-Down Cake

CagaaryahanDoolsho
ENSOFRع