
Rooti · Quraac
Tortiya
- English
- Flour Tortillas
- Français
- Tortillas de Blé
- العربية
- خبز تورتيا
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Tortiya
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta tortiyaha Waxyaabaha qalalan baaquli ku shub, si fiican u walaaq. Saliidda iyo biyaha ku dar si fiicanna u qas.
Burka rifaaq muddo 5 daqiiqo. Dabool oo dhig muddo 30 daqiiqo.
Cajiinka u qaybi 5 gabal isle’eg.
U fidi wareeg cabbirkiisa yahay 10″ (25 cm).
Birta kululeey muddo 2 daqiiqo. Dhinac walba 1 daqiiqo dub.
Maro ku duub ee huuri si ay u qalalin. Bacyaha firiizarka ku rid ee barafka ku kaydi ilaa 6 bilood.





Faallooyin
22 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
Asselamu Aleykum,
I was thinking to do this tortilla for Ramadan in large quantity
to keep in the freezer. I was wondering if I can make
half wheat flour and half white flour. Is it possible?
Please advice.
Jezakelah.
Wa’alaikum Assalam Warahmatullahi Wabarakatuh.
Ramadan Kareem. Yes, it is possible to use wheat flour and white flour.
waxaa dadka somaliyed usogudbinesin allah niga malaa siiyo dad waxtar leh aa tihiin xafata marka wax laga karin familka web Xawaash.com eekuxiran yihiin
Aad iyo aad ayaan ugu faraxnay faalladaada. Mahadsanid walaal.
asalaamu caleyku walaalaheyga qhaaligoow dhamaantiin waamahadsantihiin callaa waxqabadkiin wanaga quruxda bada tislamu allaaah gacmihiina allaah niibarakeeyo maashaa allaah wallaal thariiqhada sahalka oousameynesid anigane allaah haigu saqiro wallaal niyadiina allaah niiyeelo meeshiikaomantihiin allaah niigawaraabiyo idinka iyo intaajeceshihiinba jazaakallaahu kheyrakum baarakallaahu fiikum
Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay. Waxaan rajaynaynaa inaad jeclaatid markaad samaysatid. Mahadsanid mar kale.
Assalamo alaykum. That looks easy to make but can I use olive oil instead of vegetable oil ? Thanks, Celmah
Wa’alaikum Assalam.
Thank you, Celmah. Yes, you definitely can.
masha allah
aad ayaa u mahadsantihiin
Adigaa mahadda mudan.