Ku dhadhami soo’yadan Makhaayadda Xawaash xawaashrestaurant.com
Nafaqo
Halaqjafle · Quraac

Nafaqo

English
Egg-Stuffed Potatoes
Français
Croquettes de Pomme de Terre aux Oeufs
العربية
بطاطس محشية بالبيض

Waxaa qoray · ·

Cagaaryahan 8 mukawin 9 tallaabo Diyaarin 25 daqiiqoKarin 45 daqiiqoWadar 1 saac 10 daqiiqo ENSOFRع Faallooyin
Ku akhri

Daawo

Fiidiyo aan muusik lahayn

Mukawinaadka

1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).

Nafaqo

Diyaarinta

Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.

  1. Diyaarinta nafaqada
  2. Bataatada dhaq, kaddibna digsi ku rid. Lix koob biyo ku shub. Dab sare ku kari ilaa ay biyaha ka karaan. Dabka u gaabi, karina ilaa ay ka bislaato. Kariska ha ka badin! Fiiq marka ay xoogaa qaboobaan.

  3. Bataatada burburi, burburiskana ha ka badinin. Burbriska badan dhegdheg ayuu keennaa.

  4. Ku dar maraq Xawaash (ama Xawaash iyo cusbo), filfil madoow shiidan, huruudda iyo burka. Wax yar qas, qasiddana ha ka badin. U qaybi 5 qaybood oo isle’eg.

  5. Qaadda yar oo bur ah gacanta ku shub.

  6. Bataatada hal qayb gacanta ku fidi.

  7. Ukunta la kariyey dhexda saar.

  8. Bataatada ukunta ku duub oo wareeg ka dhig.

  9. Si fiican bur u mari.

  10. Saliid dab dhexdhexaad saaran ku shiil muddo 10 daqiiqo ilaa ay ka gaduutaan.

Sawirro

Faallooyin

34 faallo

Mahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.

Faallo ka tag

Faallooyinka waa la hubiyaa ka hor inta aysan soo bixin.

  1. Sam

    Hello,

    I had a few questions I wanted to ask you!

    Is their an email address I can contact you at?

    Thanks!

    1. A&LXawaash

      Our email is mail@xawaash.com (mailto:mail@xawaash.com).

  2. suad

    What beautiful and extremely wonderful recipe. Thank you very much xawaash.love u n ur website loads.. xxx

    1. A&LXawaash

      Wonderful! We are happy you like the website and the recipes.

  3. Cook in training

    Asalamu Alekum Leyla &Abdullahi,

    This looks very delicious snack; but one that my family cannot enjoy. My son is allergic to eggs, could you think of any nutritious substitute?. Please do share any ideas you may have on this, as I’m running out of options for school lunches and snacks. ( he is also allergic to wheat and diary). Although, I could only find few recipes that are allergy free, I love your website and am frequent visitor. Keep up the good work.

    Thanks

    1. A&LXawaash

      Thank you very much for visiting and commenting. We use ground beef cooked with onions, garlic and spices to stuff the potatoes; you can also add pine nuts or almonds if you like.

  4. Mohammed

    Asc aad aa umahasntahay runtii wax badan ayan ka faa iday kariskana waa laga baran kara wax wanagasan masha allah allah gacantiina hanii barakeeyo

    1. A&LXawaash

      Aamiin walaal. Waa ku mahadsan tahay faallada iyo ducada fiican. Qayr ayaan kuu rajaynaynaa.

  5. Sucaad

    As,cabdallah wa layla,Sweden ma ka heli karaa,xawaashkan cusub?waxan umalaynaa brand ka adinkaa iskaleh.

    1. A&LXawaash

      Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

      Weli suuqa ma yaalo walaal.

Bur Shubaal

Somali Pancakes

CagaaryahanQuraac
ENSOFRع