
Bilxishaan
- English
- Easy Tulumba
- Français
- Tulumba Facile
- العربية
- طرمبة (بلح الشام)
Waxaa qoray Leila iyo Cabdullaahi · ·
Daawo
Mukawinaadka
1 koob = 237 mL · 1 QW = 15 mL · 1 qy = 5 mL (QW waa qaaddo weyn; qy waa qaaddo yar).
Sirab
Cajiin
Diyaarinta
Taabo tallaabo si aad u calaamadiso inay dhammaatay.
Diyaarinta sirabka Digsi dab dhexdhexaad ah saaran, ku shub ¼ koob sokor. Dhalaali adigoo digsiga wareejinaysa ilaa ay sokorta ka gaduudato.
Biyaha ku shub.
Sokorta hartay ku dar. Karkari muddo 10 daqiiqo.
Diyaarinta cajiinka bilxishaanka Digsi ku shub biyaha, caanaha iyo saliida. Dab dhexdhexaad ah isticmaal ilaa ay ka karaan.
Burka hal mar ku wada dar.
Dabka aad u gaabi. Si fiican u walaaq ilaa uu cajiinka si fiican u qasmo. Cajiinka dhig ilaa uu ka qaboobo.
Cajiinka baaquliga makiinadda ku rid. Sucad yar ku qas. Ukunta hal hal ugu dar.
Qalka ku dar ee ku rifaaq.
Faniillada ku dar, si fiicanna u rifaaq.
Cajiinka ku rid kiishka qurxiska, waxaanaisticmaashaa dublad Ateco # 849. Saliidda oo qaboow ku dul sameey.
Dab sare saar ilaa ay saliidda ka kululaato, kaddibna dabka u gaabi. Dab dhexdhexaad ku shiil ilaa ay ka gaduutaan. Saliidda uga saar qaaddo shabaq ah.
Sirabka ku rid ee walaaq. Dhaqso ka bixi intaysan wax badan sirabka nuugin.





Faallooyin
62 faalloMahadsanid! Faalladaadu waxay soo bixi doontaa marka aan hubinno.
Wax baa khaldamay. Fadlan isku day mar kale.
They look lovely, thanks for sharing. I’ve seen so many different recipes for making this dessert. Some include butter instead of oil. Some don’t have semolina. How many days will these stay nice for? Is it best to store in airtight containers?
Thank you so much for this recipe! I am keen to try it. May I ask, which piping nozzle did you use? I have 2 here that look like they could be like the one you used. JazaakumAllahu khairan.
Hello! I found your wonderful recipe today and i had to try it. Your directions are very clear so i was able to replicate it. The tulumbas looks perfect, except mine are very oily. Is it possible to help me with some advice?
السلام عليكم
وصفات رائعة
جزاكم الله خيرا
اتمنى ان تنزلوا فيديو عن
طريقة عمل اصابع زينب كالتي تباع في محلات الحلويات ولكن بدون موسيقى .
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
شكرا جزيلا على التعليق، باذن الله سنضيف طلبك للقائمة
Delicious recipe! I made this and my family loved it. I want to send some to my sister who is in college. Will these be okay when mailed? How should I pack them? Will they go bad if not refrigerated? Thank you
Thank you! They contain eggs and will spoil.